Iyada oo ay isa soo tarayaan hadal aynta cunis Waraabaha ee Jubbada Hoose gaar ahaan Nawaaxiga Kismayo ayaa waxaa jira Culimo arrinkaasi Diiniyan uga hadalay.
Waxaana kamid ah Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo sheegay in Hilibka Waraabuhu in uu yahay xalaal, waxa uuna sheegay in arrintaasi uu Xadiis uu ku soo arooray sheegaya in hilibka Waraabuhu uu yahay xalaal, kaas oo Axaabiga Jaabir uu ka wariyay Nabigeena Muxamad (SCW).
Waxa ayna in arrinkaas la ogaado ku timid buu yiri Sheikhu, kaddib markii Jaabir uu nin su’aalay, islamarkaana uu ku yiri Hilibka Waraabaha ma sida Ugaadha kale ayuu xalaal yahay, markaasbuu Jaabirna ku yiri haa, markaas buu ninkii yiri oo ma Nabigaa saas ku yiri (SCW), markaasbuu ku yiri haa.
Hanka kale wax arintasi Guud ahaanba ka soo hor jeestey Inay diinta Xallaysay Waraabaha.
MAMMA MIA MA CHE VAI SIVA IS CHIVO BUTAANO CHAMA SERIO