Kooxda Walaalaha Qaraabo ayaa laga qaaday xuquuqda ka qayb galka ciyaaraha ka dib markii Wiil ka mid ah kooxdaan uu feeray Aalabiitare u dhashay dalka Denmark. Wiilka wax feeray ayaa lagu xukumay in uusan ka qayb gali karin mudo hal sano ah Tartan caalami ah .
Jaraaidyada ka soo baxa dalka Denmark ayaa lagu soo qoray sidoo kale in Ogolaanshihii dhanka Ciyaaraha Kubada cagta laga qaaday kooxda Walaalaha Qaraabo oo mid ka mid ah Ciyaartooy-dooda uu u soo jiiday dhibaato iyo ganaax aysan horey u arag.
Qaar ka tirsan dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa marka ay Qurbaha yimaadeen waxeey ku biireen kooxo Mustaqbal ku leh Ciyaaraha Kubada cagta balse waxaa inta badan fursadaan qaaliga ah dhaafiya fudeed iyo ka fiirsasho la´aan
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk si wacan buu sameeyay