Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan waxayna ku magac dheertahay(Nimco Dareen), waa fanaanad codkeeda aad loo jecelyahay kana mida xiddigaha xiligaan ugu shidan fanka Soomaalida.
Nimco dabeecad ahaan waxaa lagu tilmaamaa iney tahay qof dabacsan oon aqoon isla weynin iyo wixii lamida, waxey caan ku tahay dhoola cadeynta iyo muqaal soo jiidasho badan.
Naaniista Dareen waxay u baxday fanaanada mar ay soo saareysay heesteeda ‘Dareen ah ku bilowday’ waxaana sida ay sheegtay u bixiyay al fanaan Xasan Adan Samatar.
Nimco waa fanaanad Soomaaliweyn u dhexeysa dhamaantoodna u heestay, waxaana lagu tilmaamaa inay tahay qof la socota hadba xaalada markaas taagan. sidoo kale waxey leedahay bog ay kala xiriirito waxna ugu sheegto taageerayaasheeda.
Heesaha ay qaado Nimco waa kuwo si wanaagsan loo jecelyahay dhamaantood, waxayna aad ugu caan baxay heesaha Dhaantada ah oo sida badan xiddigaha Soomalidu aysan qaadin, bahda WMN waxay u bixiyeen Boqorada Dhaantada.
nimco daren wa fananad an aad codkeda oga helay waxan jeclahay inan mar walbo dhagaysto alla mar ya ituso
nimco dareen waa fanaanad aadiyo aad u qiimo badab bulshada somalida dhexdeeda aniga naf ahantaaydu ad ayaan utaageera waxan jecalaan ahaa in ka qaybgalo badiga faneedyada ay soo diyaarisao
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk akhiraa dan baysee anigu mataageersani fanaana midnaba adeerow waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa naaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac dadkaasi
anigu aad uma daneeyo fanka lk nimco dareen waa daneeyaaaa waxaan jecelahay action keeda iyo codkeedaba
Wasax nimco dareen waa qof aad u fcn waxana leyahay nolaaw
Nimco Dareen waa gabadh aad u cod mcn waa fanaanad aan jecelahay inaan la raxaysto lkn waxaa iswaydiin mudan sidaan ku helilahaa ?
ASCWRWB ANIGA HEESAHA ma dhageesto ilaahna ima jeleesiiyo lakin idaacadaha iyo tvyada ayaan kala kulmaa gabdhaan maba taageeri laheen hadaan xitaa heesaha dhegesto am taagero heesaha lakin waxn dhih lahaaa isastur markaad heeseso naag asturan maba lahan somalida naagahoda heeso.waxey hormar umaleyen in qawanaanta kamid tahay waxa laku jeclaanaayao
Kkkkkkkkkkkk bashaaal leh dunidaan lagu waari maayo hees waa danbi waad gashay haku tarax tagin oo is astur jirkaadu waa cooooooooooro dareeeneey