Waxay Inoo Joogtey Qeynti !-aad iyadoo dhanka kale iska tuseeysay in cabaas yahay wiil fiican misana Qooys fiican ka dhashay oo ah reer ladan oo xoogaa dhaqaalo leh, oo lacala hadii ay jeclaato noloshaada kaafin kara. Qeybta 2aad
Ugu danbeeynti raaxo codsigii cabaas waa aay aqbashay oo lagu hishiyay in aay xiriirka wada adkeeyaan oo qof walbo ka run sheego waxa uu rabo
cabaas iyo raaxo waxeey wada kulmi jireen xiliga anfurka ka dib o qof waliba aay banaanka joogto,,
cabaas iyo raaxo maalintii ciida waxaa lagu hishiyay in loo daawasho tago balcad iyo basro , waa deegaano beereed oo famileka Cabaasne dhowr beer ku lahaayeen.
cabas iyo raaxo labada waxeey dareemayeen in aay isku xiisaan xiliyada aay kala maqan yihiin .
cabaas wuxuu dareemay in uu wax jeclaanayo oo marba xaaalkisa isa si badalayo.
raaxo dhankeeda aadbaay ugu riyaqsaneyd in uu cabaas yahay qof nolosha wax ka yaqaan misane si aad ah u tix galiyo.
inkasto markasto o cabaas dareemayo hiloowga raaxo oo isku maaweelin jiray, sxb inta aad dantaada ka gaareeyso qoftaan ha sii deeyn.
cabaas iyo raaxo maalin kasto oo jimco ah waxeey ku kulmi jireen xaafada cabdi fataax oo kaligiis daganaa , ayaga o ka soo fogaan jiray buuqa iyo bulshada kale.
ugu danbeeyntii cabaas ayaa qirtay in uu wax jeclaaday , asiga oona goaan saday in uu gacaliysadiisa bal waxa jiro u sheegto.
cabaas: macaanto maanta waxaan rabaa in aaan kaa raali galiyo qalad weyn oo aan naftaada iyo teeyda ka galay
raaxo : wax qalad ah makugu arkin ee maxaad ka hadlee?
cabaas: macaanto marki aan xiriirka kula sameynayay wax damac ah ma iga kaa jirin balse hada ayaa daremayaa in aan si sax ah u ku jeclahay
raaxo: macaanka sideed ku keentay in aad iska keey dhigto qof i jecel ?
cabaas:macaanto , waxaan aminsanaa riyo aan jirin oo aan iska dhaadhiciyay marka ka raali noqo ?
raaxo: maxeey tahay riyada aad ka hadleeyso??
cabaas oo ceyb la noqotay in uu runta ka hadlo ayaa been, meel luuq ah ka helay asiga oo leh
cabaas: macaanto waxaan maqlay in aad dhalinyarada xafada iskala weyntahay , waxaana rabay in aan cuqdadaasi kaa saaro
raaxo: macaanka , qalad weyn baad iga amin saneyd oo aniga ciyaalka xaafad oo aan meel ku soo wada kornay sideen iskala weynaadaa
cabaas: calaa iyo xaal , hada runta ayaan ku sheegay oo waxaan rajeynayaa in aad gacaliyahaada aad si fiican u adkeysan doonto
raaxo: dabcan xooga waxbaa i galay balse….
cabaas: macaanto; waxaan jeclaaday inta aan wax kaa qarsan lahaa in aan runta ku sheego ,, qaladne ha i fahmin ,, oo waxaa tahay qof aan jeclahy ,, love u bby
raaxo: macaanka , waan ka qabaa , balse iska daa firkradahaas qaldan , xabiibi xabadkaada i saar si aan kaaga saaro fikradaha qadlan dhowr daqiiqo ayaa xabadka leysku hayay o la wada aamusnaa ,, raaxo oo cod jilacsan ku hadleyso ayaa dhahday,, macaanka aad baan kuu jeclahay, cabaas oo dhankiisa hadalka iska riixaayo aayaa ku jawaabay, macaanto, waxaan rajeynayaa in aad lamanaheyga noqondoonto, si kale oo aan abaalkaada ku gudi karo ma jirto
ugu danbeyntii jaceylka raaxo iyo cabaas wuxuu noqday mid xaaafada oo dhan caan ka noqday.
nasiib wanaagaan waxaa sheeakda ogaatay, Najmo oo aheyd saaxibta kaliya ee Raaxo ayaa soo ogatay in uu cabaas rabo in aay raaxo u marki aay yurub aado aay u dacwooto oo sidasi yurub ku tago.
najmo ayaa goaansatay in aay u sheegto saaxibteed, waxa jiro najmo ayaa so aaday xaafada raaxo ayada oo hadal ka buuxo
waxeey ku bilaawday sidaan………
lasoco Qeynta 3-aad Ee Sheekada.
Kala Xirir Emailada Hoose
Dhaan bahada marqan waad mahadsantii meel kasta oo aad jogtan ani sheekan aad ban ugu helay thanks ?
Mcn badana hada ayan adaa qebta 3
Asc waxaan kamid ahay dadka sheekada jahwareer jaceyl lasucda. Waxaan jeclahay markaan aqristay 1&2aad dhool shaqal oo qalad ah.. Waxaan o la talin lahaa quraaga mar labaad ku nuqdu inta u san soo gudbil & magacyada ku bilaawo xaraf weyn… Sida Cabaas Nagma…… Mahadsanadiin
waaaaaw runtii waa sheeko cajiibha axaanba kaaqi iney aniga igu dhacdo lkn wa inaan kadigtoonaadaa sow saas ma ahan asxbt
Kkkk ha sxb noh wa sidas dhankeyga adban uga helay lkin barko ayey iga dhigtay