Halkani Riix Qeybti 1-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti -aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 3-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Waxay Inoo Maraysey Cabaas Oo ka bixi wayay iyo fikir aan dhamaaneynin
raaxo waa aay dareentay in cabas u soo wacay , balse awood aay ku soo wacdo ma heynin ,, oo telfoonka waxaa heeystay abahed oo telfoon dibada ah sugayay
maalintii danbe ayeey raaxo goaan satay in aay cabaas wacdo.Qeybta 4aad
Raaxo ayaa markii aay soo wacday gacaliyaheeda waxaa dhax martay sheekadaan xiisaha leh.
Raaxo: macaanka see i tahay , kana raali noqo in aan xalay kula hadli wayay oo telfoonka aabo baa sugayay.
cabaas: hadii aadba i dhahday macaanka , wixii aan niyada kuugu hayay oo xumaan ahaa waanba iska ilooway somahan , ee ka waran adiga xaalkaada , maxaa iska kaa badalay !!! ?
raaxo: macaanka in aan kuu xiisay uunbaa jirto ee galabta suuragal ma tahay in aan wada kulano.
Cabaas: haa , balse waa in aad i sheegtaa wixii adiga iyo Najmo idiin dhax maray !!
Raaxo: macaanka , wax kaa qarsan ma jiraan , waxkasto oo la sheegane waxaa ka muhiimsan jaceylka aan adiga kuu qabo.
Cabaas: calaa iyo xaal waxaan diyaar u ahay in aan kaa saarto wixii qalad ahaay oo laguu sheegay.
Raaxo: oke macaanka wax walbo waan kuu sheegayaa ee waa ino galabta.
Raaxo ayaa markii aay telfoonka isa saartay goaan satay in aayna u sheegin wixii dhacay gacalaheda cabaas , ayada oo ka baqeysa in uu cabaas najmo u xanaaqo iyo wixii la midka ah.
ugu danbeeyti raaxo ayaa goaansatay in aay barnaamij aan jirin u sheegto.
Wixii uu waqtiga socdaaba waxaa la soo gaaray xiligii la balamay oo qof waliba inta aay isa soo car fisay ayuu isa soo taagay goortii iyo goobtii lagu balamay.
Cabaas dhankiisa maalintas wuxuu aad u daneeynayay in uu ogaado bal waxa jira.
Cabaas : yarta maanta waad nuureeysaa waliba jaceyl hor leh ayaadba qoorta ii saartay ee see wax u jiraan hee yacnii sida aad u kala xerantahay oo aad isku soo habeeysay.
Raaxo: adigaba sidoo kale macaanka ee horay u soo gal ,, maanta nasiibka ayaa naga batay oo guriga wax jooga malahan oo cida o dhan waa maqan yihiin.
Cabaas: woow , haye aniga nin wax ka dhiman yihiin baan ahay , bal soo daa wixii jira?
Raaxo oo dareentay uu cabaas war ka sugayo ayaa ku dhahay , macaanka bal xooga is daji oo xooga aan nasano ,, markaas ka dib ayaan ku sheegayaa wixii jiro iyo wixii dhacayba.
Dhoowr daqiiqo ka dib raaxo ayaa bilaawday in aay cabaas u sheegto beentii aay u diyaarisay si aay u kala ilaaliso cabaas iyo Najmo.
Raaxo: macaanka , najmo wax qalad ah ma eeysan i sheegin oo waxeey igu dhahday oo kaliya in aad tahay wiil aan isku fiicanahay , mana noo wanaagsana in uu xiriir na dhax maro.
Sababto ah waxaa dhici karto in aan isku dhacno markaasina , walaaltinimadiina ayaa meesha ka baxi karto, ayadane waxeey igula talisay in aan waxa jiro oo dhan adiga kaala tashado oo aan goaano adag meel wada dhigano si aan u xiqiijino in aan nahay dad aay wax daacad ka yihiin , ee macaanka iga ongoloow codsigaas.
Cabaas: haye maxaad goaan satay marka?
Raaxo: wax aan goaan saday ma jiraan oo aan aheyn in aan wixi jira isku sheegno.
Cabaas: dabcan daraad waxaan kaa dareemayay is badal weyn , hadane si kale baad u hadleeysaa.
Raaxo: macaanka daraad hadaladiii Najmo ayaa iga buuxay , balse hada waxaas oo dhan waan iska saaray , hadane waxaan rabaa in aan balamihii aan kaa qaaday oo aan aan xaqiijiyo ,, i love u
cabaas
ke , balse hadii aad wax iga qariso ogoow waa wax adiga iyo anigaba noo daran.
Dood dheer ka dib , waxaa lagu hishiiyay in xirirka la wada adkeeyo , balse WIXII CALOOSHA KU JIRO AFKA AYAA SOO BOOBA AYAA LA DHAHAY oo raaxo oo kaftameeyso ayaa gacaliyaheeda ku dhahda
Raaxo: macaanka najmo waxeey iisheegtay in aadan i jecleyn oo aad dankale iga leedahay e maxaa kajiri kara.
Cabaas oo wijigiisa is badalay ayaa ku jawaabay……..
Lasoco Qeybta 5-Aad Ee Sheekadani.
Kala Xiirir Emailada hoose
Kkkkkkkkkk
hadey isku daadineee
sorry najmo
Sxbyalow mad nagadaysan khiyaligan ad sooo uruurisen ankuba wa alifikarnaaaye
Xaaaaax wlh waadba iga nixiseen be walba tar tiib noga goya bahasha hada waxan adaa 5
K.k.k.k.k.k. Maqan ma jirin wadka reysen kuwa qora bok ta