Qeybahii Ku Dhafay Halkani ka Akhriso
Halkani Riix Qeybti -aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 3-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 4-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 5-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 5-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Qeybti Hore Waxay Noo Martaysey NAJMO Oo NIYADA ISKA DHAHDAY , GOOLKII AAN RABAY WAAN DHALIYAY OO WAA XILIGII AAN CABAAS JACEYLKEEYGA U BANDHIGAN LAHAA
Najmo: macaanto hadii uu dacad yahay asiga ayaa ku soo raadinayo balse asiga oo aan waxa jiro oo dhan kuu sheegin haka yeelin, aroos qarsoodina haba ka yeelin.
Qeybta 7aad .
Najmo oo fursada qaaliga ka faaideeysaneeysay ayaa ku dhahday Raaxo: is daji oo iska iloow cabaas, oo rag ayaa ka badan hadii aad swedan tagtana waxaad hali doontaa mid nolosha wax ka yaqaan oo waliba daacad ah.
Raaxo ayaa niyada ku dagsatay hadalka saaxibteed khiyaanooleeyda ah ee Najmo misane iska dhigtay qof daacad ah labo isbuuc ka dib ayeey raaxo wadada ku aragtay Abdullahi oo ah cabaas walaalkiis ka yar.
Raaxo: yarka sanadka, caraftaada ayaa isoo jiidatay maanta ee qof miyaa kuu balansan ?
Abdullahi: adigaba sida oo kale waad shidantahay maanta ee warka isii, kaftan yar ka dib ayeey raaxo suaal yar mise agteeda wax weyn ka aheyd hoosta ka galisay ayada oo leh
Raaxo: cabaaso intuu ku danbeyay maalmahaan maba arkine?
abdullahi oo arinta la socday ayaa ku jawaabay.
Abdullahi: dhaxda dhuuqso si aadan u nixin oo arin aadan ku farxin baan kaaga hayaa e
Raaxo: oo qosleeyso ayaa ku dhahday , kaftankaada ayaan jeclahay e soodaa hadalka
Abdullahi: Najmo ayaa idin kala dishay oo najmo waxeey jeceshahay cabaas oo dhowr jeer ayeey isku dayday in aay u sheegato jaceylkeeda balse cabaas waa uu ka diiday adigane hadal ay qof kuu sheegtay ayaad jaceylkaada o dhan ku burburisay
Raaxo: waxaasi oo dhan sideed ku ogaatay?
Abdullahi: hadalka ma dhameysan ee fursad isii,,,,,, cabaas iyo aabane daraad ayeey isku raaceeeyn dubai oo aay joogayaan mudo bil ah ka dibne waxeey sii adayaan sucuudiga
Raaxo: raaxo oo naxsan ayaa ku dhahday, muxuu doonay oo asiga oo i sheegin miyuu baxayaa?
Abdullahi: dumaashi telfonka ayaad ka qaban weysay wuxuuna iigu kaa dhaafay warqad , warqadane caawa ayaan kuu keenayaa ee hadane byy
Raaxo ayaa markii warqada loo keenay ku bilaawday aqris:
KU: qof la siray
KA: qof wax jecel
WAX KASTO MAALIN AYAA LA BILAAWAA, MAALINTII AAN JACEYLKA KUU SOO BANDHIGANAYAY WIXII AAN AAMINSANAA IYO WAXA AAN MAANTA AAMINSANAHAY FARQI WEYN BAA U DHAXEEYA, WAAN KU JECLAHAY OO DARISKA AYAABA MARQAATI KA AH , ANIGA MARKII HORE WAAN AAMINSANAA BUUFIS IYO WAX LA MID AH , BALSE HADII AAD DIYAAR U TAHAY IN AAD NAFSADAADA IGU AAMINTO WAXAAN DIYAAR U AHAY IN AAN KUGULA NOOLAADA DUNIDA MEESHA AAD U JECESHAHAY TAASINE MAKA WADO IN AAN RABO IN AAD YURUB I GEEYSO BALSE WAXAAN KA WADAA , AAN KU WADA NOOLAANO HADBA MEESHA AAY AWOODEENA NA DHIGTO
HADAL QOF KUU KEENTAY AYAAD JACEYLKAADA OO DHAN KU BURBURISAY .
NAJMO WA LA SOCDAA OO DHOWR JER AYEEY ISKU DAYDAY IN AAY WAX WALBO IGA HOR ISTAAGTO BALSE KALKAAN DHAAWAC WEYN BEEY I GEEYSATAY OO MANA LAGA YAABO IN AAN QABSADO AMA AAN LA MURMO HADALKA AAN KUU SOO GAABIYO , WAAN KU JECLAHAY HADII AAD QALAD IGA AAMIN TAYNE IGA RAALI NOQO .
HADAL AAD KA NAXDO MUDO SEDEX SAAC KA DIB WAXAAN U DUULAYAA DUBAI ANIGA OO ARIN SHAQO U AADAYO , KA DIB WAXAA LAGAAYAABAA IN AAN SUCUUDIGA U SII GUDBO
BALSE WAXAA XAQIIQ AH IN AAN MUDO LIX BILOOD AH AAN SOOMALI KU SOO NOQON DOONIN .
WIXII AQBAAR AH WAXAAN KAALA SOO BALAMAY CABDULLAHI EE WIXII DARAN IYO WAXA AAD IGA DAMACSANTAHAYBA ASIGA LE IGU SOO HAGAAJI , SABABTO AH HADII AAN TELFOONKEEYGA KU SIIN LAHAA IN AADAN ISOO WACEYNIN WAAN HUBAA
MACAANTO WAAN KU JECLAHAY WAXANA RAJEYNAYAA IN AAN MAALIN MAALMAHA KA MID AH AAN WADA KULMI DOONO ANAGA O WADA FARAXSAN
MACSALAAAMO
QORE: CABAAS YARE
Raaxo o ilmeeyno ayaa warqada aqrisay , raaxo ayaa fahmi weysay meel aay wax ka bilaawdo , ugu danbeyntii waxeey goansatay in aay Abdullahi wacdo oo aay weydiso telfoonka cabaas
Raaxo ayaa ka codsatay cabdullahi in uu caawiyo oo uu garab istaago si aaay gacaliyaheeda marlabaad gacanta ugu dhigto
Abdullahi ayaa u shegay in uu cabaas laheyn telfoon u gooni ah balse uu isbuucii hal mar ama labo jeer maamada soo wacyo
Raaxo ayaa Abdullahi ka codsatay in uu cabaas ka raali galiyo una sheego in aay jeceshahay oo wixii jiray iska iloowday is jiid jiid dheer ka dib cabaas ayaa ku soo noqday magalada muqdisho asiga oo wali jahwareerkii jaceylka uu murug ku hayo raaxo ayaa markii aay maqashay in uu cabas imaaday aad ugu faraxday oo durbaba soo wacday ,
Cabaas iyo gacalisadiisa oo lawadaba difaac ku wada jiraan ayaa shekadaan gaaban dhax martay……..
Lasoco Qeybta 7-Aad Ee Sheekadani
Kala Soo Xirir Emailada Hoose
Waaaaaw wacdara ka dhacay meeshas waa kugu daadsan tahay najma laba is jecel dhecdooda lama galo sorry wan idin salamayaa qaybta warbahinta
Wan lasocona mawa yelaye hada waxan adaa qebti 7
Waw wa sheko ad u mcn wan ba la dhacaye najma nafta wa