Qisada jaceyl ee dhabta ah misna aan ahayn dhalanteedka iyo mala awaalka dadka qaarkii qoraan ayaan waxaan ugu magac daray maxabadii mudug iyo miir la’aanteydi waayo qisada waxaa ay ka dhacday magalada galkacyo ee xarunta gobolka mudug gaar ahaan xaafada israac oo kamida xaafadaha ku yaal magalada galkacyo,
Qisadani oo marka hore aan idinkaga hor dhici doono waxaa ay tahay dhacdo jaceyl oo ku bilaabatay kalsoni iyo isla garab hayn kuna soo af jarantay qof kaligii oo balankii la dhigta looga baxay waliba si aan naxariis lahayn loogu tacadiyay,
f
aarax waxaa uu kamid aha dhalinyarada ka soo jeedo koonfurta somaliya waxaa uu door biday horaantii 2006 in uu aado gobolka mudug oo marka masaafo ahaan u dhawa isaga si uu kaga helo shaqo ama uu kaga cararo dhibtada xiliga konfurta taalay oo ahaa dagalo dhex marayay midwogi maxkamdaha iyo dawladi somailya oo ay xiliga kaabayeen ciidamda itoobiya oo guud ahaan gaaray cirif ka cirif dhulka somaliyeed dhanka koonfured faarax waxaa uu ii sheegay in uu mudo ku sugnaa Galkacyo si uu kaga helo shaqo ama amni waayo konfurta waxaa ka soconayayd dagaalo ay dad naf ku waayeen hanti iyo duunyana ku baa ba’day
faarax waxaa uu shaqo ka helay mid kamida hey’adaha hakaa ka hawl galayay oo waxaa uu ahaa nin aqoontisa ilaa heer dugsi sare soo dhameeystay yaqaana luqadaha englishka iyo carabiga waxaa uu mudo u shaqeynayay hay’adaas waxana uu si sahlan ku bartay gabar uu iigu sheegay magaceda khamar oo iyaduna mid kamida xafiisayada uu shaqada la wadagay isaga ka ahayd xog heeeyn,
bilowgi 2007 ayuu si toosa u bilaabay in uu khamar la wadaago haasaawe una sheego dareenkisa iyo rabitaanka dhabta ah ee ka hayo inanta waxaana uu u diray fariin qoraaleed oo uu ugu sheegayo in uu u baahan yahay in iyada uu la kulmo si uu ugu sheeko arin isaga iyo ayada quseeyso wuxuna u raacshay galabta casarki marka aan shaqada ka rawaxno aan isu nimano waxa jirto arin ah marxalad adag oo u baahan in aan kula socod siiyo ayuu u raacshay waxayna ku tiri myaan telfon lagu dhameyn karin waxana uu ku yiri in aaan kulano ayaa muhiim ah ugu dambeyna way ka yeeshay in ay la kulanto galabkaas,
wax waliba oo dareen ah oo hayay faarax ooda ayuu ka qaaaday ileen nin qoyani biyo iskama dhowre runta ayuu u bareeray jaceylkiisana waa uu u sheegta khamar
waxaa uu is galiyay karti taa oo ah mida lagu yaqaan naf wax jecel waxaa uuna u si kal iyo laab ah ugu sheegay in uu dareen jaceyl oo dhab uu u qabo khamar,
Waloow ay arintasi markaas si waafi ah ay u soo dhaweysay khamar sheegtayna in ay soo dhaweyneeyso dareenka hayo wiilka ayna u balan qaaday in ay wax waliba oo dhankeda ah ay la qaban doonto maadama ay sheegtay in faarax uu yahay wiil ay iyada markaas nafsad ahaan ay nolasheda ku aamini karto,
arinkaas ayaa ah mid ay ugu yaraan un is lahayd niyada ugu dhis wilka madama uu ku soo bandhigay qorsho iyo rabitaan isaga markas hayay waana dabeecad inta badan lagu yaqaan rag ama dumar qofka loo sheegto dareenka loo hayo ee jaceyl in uu waqtigaas yirahdo wax waan kula qabanayaa isaga oo kaga gol leh in uu qofkaas iska qaarajo warkiisa ama uu balan qaad u sameyo sida waan isla arki dona wixi wanaag ah iyo waan ku soo dhaweynaya waana hadal caadi ka ah hasawaha dhalinta wayadaan soo koreyso waana eray inta badan ah mid niyad dhis ah oo qofka soo jiidan karo hadhoowna ay ka dhalan karto ciribtiisa dambe balan fur,
sidii baa ay mudo ku wada socdoon sida la wada ogyahayna hasawaha guntiisa iyo gaba gabadisa waxaa uu noqda go’aan guur iyo is afgarad waayo danta looga gol leyahay in xiriir la sameyo ayaa ah in guri xalaal ah udubka loo taago ,
maalin maalmaha kamida ayuu si bareera ugu sheegay khamar faarax in uu rabo reer koda in uu ka doono waxaana ay ugu jawaabta dag dag badnida ma dabeyl deereed baa tahay,
waa cusub baa faarax u baryaay mudo ku dhow sanad ayeey haasawo dar dar leh wadeen labadooda laakin maxay ku afjarantay in lagu jees jeeso oo la yirahdo erayo aan u qalmin dad xiriir leh amawa abid soo sameeyay, go’aan ayuu isku dayay in uu qaato hadana naf wax jecel go’aankeda waa la wada yaqaan waa in uu naftisa ka gadaa ama ka dhaadhicaya in uu waayay midii uu dunida ka calmaday.
Guuleed waxa ay shaqo wadaageen faarax waxana uu daremay in sxbkiis faarax ay maalmahan wax ku furan yihiin waxana uu weydiiyaya sxb wayadan khamar iyo adiga islama socotaan mana wacdid ee maxaa qaldan waxana uu faarax farta ka saaray sxbkiis sheekadii oo dhameystiran isla galabkaas waxa nasiib wanaag ahayd in guuleed uu la kulmo khamar oo uu kula kaftamo erayo ay kamid yihiin maxaad faarax u lugoysay miyadana nabsi ka baqeyn iyo jaceylka waxbo kama taqaanid haba yaraatee,
isla durbadiba waxaa ay msg aflagado ah u qortay faarax kuna tir wax aan la aqoon baa tahay maxaad warkeyga suuqa ugu wadaa aniga qadar il biriqsi ah xita kuma jeclaan kumana jeclaan doono ee amaan isii nocaga oo kale ma rabo mana i geeyo iyo erayo lamida oo aalaa dadka wax diidan isticmaalaan,
balse faarax oo ahaa dhaqan ahaan nin dagan aan qeylo iyo buuq jecleen ayaa ugu jwbay walaal waad fasaxantahay cirka soo leef nafteyda anaa ka adkaan waayay,
faarax go’aano ayuu is tusay mida koowaad waxaa uu codsaday in uu safar aado kana tago gobolkaas mudug si uu u hilmaamo dareenki jaceyl ee uu u qaaday khamar sido kale waxaa uu yiri maad gabar kale guursto adoon haasawo la sameyn si aad u hilmaamto dareenka dhabta ah ee aad u qaaday khamar,
laakin wax waliba qadar alle ayeey ku socdeen waxaa uu soo aaday magalada nairobi ee xarunta dalka kenya isaga oo xoga is leh armaad musbida ku soo martay hilmaamtaa, waxana uu yimid bilowgii 2009 kenya isago oo hay’ad ngo la shaqeeyay kadibna noqday nin ganacsado ah waxaa uu nasiib wanaag guursday gabar ay isku school ahaayen wagi uu dhiganayay dugsigiisi dhexe hada waa xaasle ku nool kenya waxana uu iga codsaday in aan sheekadaas baahiyo madama uu yahay nin wax bartay oo aqoon u leh arimaha bulshada jecelna dhacdoyinka so mar in lala wadaago.
Waaaaw
wlh waa nin rag ah
haduuba kudaba calaa calin
sida abaaayo
waan ku baryaaa saaa hayeeelin
aaaaaaaaaa maxaa sidan iigu geleeee
wlh blh waa dhacdo yar misana lagu waana qaato….
Gabadha ayadana ma qaldana maxa yeley reer konfur iyo isma gusan karaan….
ma aha inay dumarka muslinka ahi waliba gaar ahaan kuwa somaliyeed inay raga saa u galaan waayo ma fiicna inaaad qof ku jecel aad lu goyso oo aad kaga baxdo wayo waxa fiican inaad marka hore aad runta u sheegto inaad la wadayso jacaylka iyo inaanad ribin si ay ugu cadaato runtu …..fadalan waa inaan la khiyaamin rageena
Mashallah alle ha u barakeyo gurigisa iyo waliba xaaskisa waa qof samar badan great man
CAADI MAAHAN SHEEKADAN LAKIN ASAXABAY NINMANKA WAXWALBA OO DUMARKA U GEYSTAAN WAY SHEEGAAN BEENA HA U BADNAATEE LAKIN GABDHAHA WAXBA MASHEGAN THEN DANBIILEYAL BAAD KADHIGTEEN EE TAANA OGAADA
Mashallah waa hes ad oo qiro badaan. abwan gaelyr ad aya ugo mahadsantahay eriyadan qirada ximbarsaan bro. wallahi ad aya ugo faraxay marki oo Abdi diini oo ku biraay koxda qeylodhaan. oo ad oo daneeyso arimaha somalia. i hope u guys stick to for ever and we will proud of u all. viv qeylo dhaan.
Midka ku haya mudug iyo konfur isma gursadan ban igu daran adeer jcyl mayaqano konfur iyo mudug … Tan kale nafsadayda hadan kahadlo adunka itopia ayan ugu nibcahay sasey tahayna gbr muslim ah o itopian ah ayan qaba waxana isu ken geyay jcyl ano somali ah iyo ayado itopian ah lagayaba adna inad meel kale afka la gasho e jcylka nabsi haka galin bro tnx
Wallahi waa arin fajac iyo amakaag leh,run ahaantii markaan akhrinaayay waxaan moodey tani iney aniga iga turjumeyso inkasta oo uu iga geesisanaa sxbkey hadana goobta iyo sheekada waan kasineyn, Ilaahaygii ku illowsiiyaa mahad iska leh go’aankaaaga gesinamada lehna waad ku mahadsan tahay .
asc dhaman wasalamadihi aniga waxa qaba gabar udhaladay south africa ma han jacelka qalad lago galo qofgi ku jacel ina lala wadaku
Wlh waaaa dooor haduba jwp ugu dhigay hadaa doonto cirifka cirka soo leef wat a great ma nafsadeeda ayaa qaladka leh oo ku jeclaatay kkkkkkkk aniga jaceel ma soo arkin lkn wax yaabo kalee oo nafsadeyda dhibaaya waan arkay 4 me i try follow him ugaaskan