Chesea ayaa caawa kuftay waxaana ay keentay Natiijo aysan marnaba ku farxin kadib markii ay bar bardhac la gashay kooxda Swensea.
Waa habeen Chelssea aad ugu xun sababtoo ah Hogaankii ayaa lagala wareegay oo waxaa qabtay Wiilasha Ferguson ee Manchester United Inkastoo City ay dhimantahay Ciyaarteeda.
Moses oo Todobaadkaan aad u kacsanaa ayaa qaybtii labaad Chelsea gool u dhaliyay daqiiqadii 61 markii ay qaybtii koowaadn ay heli waayeen wax gool ah.
Nasiib daro waxaa Meel xun Chelsea uga soo baxay Laacibka lagu magacaabo Hernandez oo ciyaartamarkii ay maraysa 88 daqiiqo bar bardhac ka dhigay
Tan iyo Markii horyaalka la bilaabay Marka laga reebo Caawa Chelsea ayaa furaha koobka Premier league ahayd balse hada waxaa uu gacanta u galay Shayaadiinul Xumraa.