Marqaan News ayaa heshay warbixin kusaabsan wiil iyo gabar isku dhagay kadib markii ay sameyeen galmo xaaraan ah (Zino) kuwaasi oo la geeyey Cusbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Arintaan oo kalkaaliyeyaasha Cusbitaalka Banaadir inoo xaqiijiyeen waxay sheegeen in wiilka iyo gabadha la keenay xalay iyagoo isku dhagan kuwaasi oo la sheegay inay fal gogol dhaaf sameyeen.
Warbixinaadka aan ka helayno arintaan ayaa intaasi ku daraya in gabadha aabaheed uu ahaa mu’adin islamarkaana markii uu baxay wiilkaan uu jamaac lasameeyey si xaaraan ah ama isagoo xaaskiisa aan ahayn iyadoo markaasi kadibna la sheegay inay isku dhageen.
Arintaan argagaxa leh ayaa ka dhacday xaafad ku dhaw isbitaalka banaadir ee magaalada Muqdisho waxaana cabsi xoogan ay galisay waalidiinta labada qofood ee wali lagu guuleysan in lakala fujiyo.
Mucjisaadka alle waa mid ballaaran iyadoo arintaana ay ubaahan tahay in lagu cimri qaato (Cagtii joogsan weydaa mar bay ceeb la kulantaa)
Zinada waa shey xaaraam ah qofkii ku dhacana waxa uu muteysanayaa adduunka dambi iyo caro alle aakhirana abaal marinteeda ayuu helayaa.
Xasan Cabdullaahi
Xafııska wararka muqdısho
xasbunalahu wanicmal wakiil ilaahow ceebta noo astur aduun iyo aaqiro
salaam.
Wax isku dhegaa majiraan ee caawino xaga madaxa ah ayaad u baahantihiin mar’uun xishooda,oo waxayaalaha aad ka faaloonaysaan kadhiga wax macno samaynaya.
Gabadh iyo wiilku ma ey bay noqdeen.
K.k
Ila qosol
mucjisaa soo baxdey
inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun
gabadha ma aabaheed baa mu’addin ahaa mise ninkeeda?qofka guriga ka baxay ee loo daba maray waa ayo? illeen gogol dhaafku waa naag ninkeedii loo daba maraye.!!!!!!!??.
war horgal la baxay ma sinaduu taageersan yahay muxuu ku hadlayaa war ilaahay ka baq oo xaaraanta aad dhiiri gelinaysid iska ilaahay waxaanu awoodin ma jiraan ee ka xishood umada.
waxaan lee yahay war wixii ilaahay ka cadhaysiinaya iska ilaaliya cid ilaahay ka aamin qabtaa ma jiro haddii uu doono in uu ku qabto adigoo denbi ku dhex jira
inaa lilahi wa inaa ileheyrajucun bal doqonka day gorgalka ah war ilahay kaxishood ha oran wax isku dhegaa majiraane mise waad kaxuntahay taasi waxay tusaale utahay dadka macsilayasha ah ninkii ku quduro qadanaya isagay jirtaa
allahu akbar ilaahay wuxuu doonu samayn karaa war ilaahay halaga cabsado
Horgal magacisa ayanba kashakiyay malaha asaa ibu sina lagu dhalay subxanlaah
WAA BEEN CAD OO CAAMADA LAGU MASHQUULIYO MANAHAN WAX DHICI KARA.
Xasbunaa alaah wanicma al wakiil walee waa dhibaaaato allow nabixi
lkn websedka marqan waxan kacodsanaayaan iney noo soo godbiyaan 2bada qof magacooda waana codsi uga yimid asxabta kuxiran websedka ok bye bye dhamaan illoow aduunka hanagu ceebeen aaqirana cadaabtaada naga kori
asc dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan shacabka ku xidhan shabakada marqaannews waxaan leeyahay walalayaal illahay kacabsada meelkasta o aad joogtaan illahay wax ksta wuu awoodaa marakaa waxaan leeyahay illahay ha inoo danbi dhaaafo dhamanteen
Ina lilahi wa ina ileyhi rajicuun Wlh wa mucjiso layab leh wax kastana ilahey wu awoda ilahow adunka iyo akhirapa hanagu ceyben
Hadday tahay wax run ah waa arrin lagu cibro qaato……………………………inkastoo aynaan odhan karin siyaabo laysugu dhagi karo ayaa jira marka beni aadamku jamaac samaynayaan…………………………………………waa arrin aad u layaab badan runtii.
Subxaanalaah xishoodka alla idinka qaad labadiinaba aduun waxaa idiin yaal ceeb iyo cinqaab aaqirana cadaab aamiin illa dhaha
walalayal ilaahay ka cabsada tobad keena iyagana ilahay u barya kuna waana qaata
إنا لله و إنا إليه را جعون
Subxaanalaah Ilaahay Baa Xumaan Ka Fog
Firiya Ilaahay Awoodisa Ruxu Ku Dhaqma Carada Alle Sidaan Ayu Uga Ruxi Alle Awaamirtisa Raacana Naaxaristisa Ayu Ku Deqa Ilahayow Rabiyow Raxmanow Unaxariso Dadkan, Isku Dhagan
ILAAHAY WAA SIDUU DOONO YEELE ILAAHOW TOODA IYO TAAYADABA NOO DHAF ADAA QUFUURU RIXIINE