Dalka aan ka soo jeedno ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxaa la maqalay in uu nin naagtiisa u furey qarow kaddib markii ay ku qarowday magaca Muhanad oo ah Jilaa ay dadku aad u jecel yihiin kaasi oo qeyb ka ah Filmka Musasalka ah ee noora.
Sheekooyinka caynka ah ayaa dhaca badanaa marka uu qof dhalinyaro ah soo daawado flim saamayn ku yeesha kaas oo dhaliya in uu saqda dhexe ku qarwo marxaladiihii kala gadisnaa ee ay isla marayeen mucaashaqiinta wada dhigaya filimkaasi.
Haddaba halkan ka dhagaeyso war bixin arrintan la xariirta oo ah gabadh loo furey markii ay magac aktar acaan ah ku qarowaday
Inta Badan Dhalin Yarada Soomaaliyeed Ayaa Samayn Ku Yeelatay Filimada Afka Soomaaliga Lagu Turjumey Kuwaasi Oo Haweenka Qalbiga Jilic San Aad Ugu Sahla Inay Dhacdo Noocani Ah Kala Kulmaan.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caasi kulaaa war waaaa nura caasi kuma uu jireeee
Damerada ninkeeda mey ku qarowdo maxaa u geyye magac kale
waxaa keenaya soomalidu waa indho gu garaadle waxay aaminaan wax aan jirin oo aduunka looga yaqaan inertainment ama waxyaabaha camerda lagu hagaajiyo waxaa laga yaaba ninka ay ku qarowday hadii la horgeeyo inay dhihi lahayd war kan iga hor dhaqaajiya waxaana waxaa inoohu wacan aqoon la.aanta shaadada tv ga yaan aaminaa waxa aan ka daawano somali cid ka qurux badan nin iyo naag aduunka kuma noola marka naagta kaliya maaha rag iyo dumar maskaxda ayaa inaga luntay waxaan jirin ayaan aaminay inagana nafteena iyo dadkeena kuma kalsoonin taas ayaa kuu keenaysa inaad is nacdo waxkalena aad xiisayso oo aadan aqoon u lahayn ama aad ka qiimo badantahay
Kakakaka sory 4 dat gal wayo waxey rerkedi u weysay Bad dream taas o ayna control karin ayada coz cidana ma oga marku riyonayo wax u shegayo so mahan mida kale wey dhacda film ad firsatay in ad ku riyoto balse ma ahan in ad kujeceshahay Actorka ama actresska wada so what I cn say z ninka aya vry weak aha wayo wu xalin karay xalada qooyska cml guyz marka cayar la firsado like championka ama prema league dhalin yarada wa ku qarwan ayaga o dhahay Rooney stupid ma u dhalin goshi ama c.Ronlando wu cunay cml or van persie nice goal cml so 2 dream nt big deal rer lo burburiyo so plz dhawra qiimaha Qooska
hayaay riyo iyo qarawna ma laysku furaa haday arintan dhacday waa nin aan isku kalsoonayn isagu hadii uu qarwi laha caadi bay ahan lahay gabadhusan rabin qiilna uga dhigay waxaas
Kkkkkk maalmahani shekoyin fajac ah aya so if baxysa marna nin & naag in’ay isku dhegan misena naag muhanad dartii loo furo koley ninkasi nagta furay wu qaldmay nin turki joga nagtiisa hday ku qarowdo xaa ka galay isagaa hben iyo dhararba hoosta ugu jiree dumarow is daba qbta yaanan la idin furin k.k.k.k.k.
KKKK wxan is leyahay ninka gbadha furay wuu maseray waa ninka ugu maseyrka fudud side buu ugu furay xaskisa nin mgciisa ay ku qarowday doqonsanaa
ninka wa sax inu iska furo naagta maxa yelay adi waxad tahay nin rag ah waxad ledahay damir iyo dhiiga wajiga ma siin karti naagtada o ku riyonaysa nin adi o kale ah hadana turki ah
Kkkkkk saas aa lagarabaa fur