Waxaa hubaal ah dumarku qancintooda ineeysan aheyn wax fudud halka raga in la qanciyaa aay tahay mid adag.
Dumarka iimaanka qabaa hal nin si fudud oo buuxdo ayuu u qancin karaaa, balse ninka raga ahi naag si buuxdo u wada qancin karto waa dhif, waayo wuxuu mar weliba jaceyl yahay miduu damcaba inuu la hadlo, halka dumarka aaysan sidaa u dhaadhac badneyn.
Hadaba ninyahoow aan kula dardaarmee dhankaan hoose waxaan kuugu qeexayaaa sifooyin gaagaaban oo aad xaaskaaga ama lamaanahaaga si buuxdo ugu qancin kartid, iyo weliba sifooyin aad ku abuuri karto lamaanahaada si kasto aay kaaga fogaato wax aay kugu soo xasuusato.
Maqaalkaan Oo aad ka daalacaneeysaan boga arimaha jaceylka iyuo qisooyinka kobciye.com waxaa kale ee uu ku bari doonaa waxyaabaha dumarka aay jaceylyihiin kuna reebi doono xusuus aan salguurin inteey ku noolyihiin aduunyada.
Qodobka Koowaad: Dumarka waxeey jaceylyihiin ninka sida kediska ah ugu farxiyo ficil ama hadalba tusaale ahaan xaaskaagu waa xaawo adigana xasan.
Xaawo: Macaane markaan dhalo hadiii aan isbitaalka ku daaho oo dhowr beri joog lee dhaho meeqo mar ayaad isoo booqan laheyd,
Xassan: Hal mar oo keliya ayaan kusoo booqan lahaaa.
Xaawo: Yaaaaaaaaaaaah!!!!!!!! Hal Mar Aaaaaa.
Xassan: Haa, waayo halkii mar aan kusoo booqdo kaama soo tageen illaa aad isbitaalka kasoo baxdo Waan kula joogi lahaa hal mar ayaan soo wada bixi laheyn.
Hadalkaasi kediska ahi dumarka waa uu ka farxiyaa waxeyna ku noqotaaa yaab jaceylka aay kuu qabtana waa uu kusii kordhayaa waxeyna xusuusnaan doontaa oraahdaasi jaceylka ahi welibana kediska ku noqotay inta aay nooshahay.
Qodobka Labaad : dumarku waxeey aad u jeceylyihiin ninka jirkiisa nadiifiya si qurux badana u labisto ayada darteed una sheego qofka uu isku qurxinayo had iyo jeerna isku nadiifinayaa aay ayadu tahay, waayo gabadhii ihtihaamkaasi lasiiyaa waxeey dareentaa kalsooni buuxdo, mar welibana waxaad la kulmeeysaa ayadoo nadaafadeysan, mana iloobi doonto erayga ah dartaa ayaan mar weliba isku qurxiyaaa “waayo weey iskaa laheeysiiisaaa”..
Qodobka Sadaxaad: Dumarku waxeey jaceylyihiin ninka ka ilaaliyaa barkinta ee had iyo jeer u barkiyaa gacantiisa ama laabtiisa, markii aad kala fogaataan dumarku arintaasi ma iloobaan xusuus kulul ayey ku reebtaaaa.
Qodobka Afaraad: Dumarka soomaaliyeed waxeey jeceylyihiin ninka kula hadla indhaha iyo neefta, macnaha xaaskaaga markii aad u baahantahay inaad gogosha wadaagtaan si toos ah ha ula hadlin, indhaha kula hadal, baaq gooni ah sameysta, dumarku ma iloobaan baaqaasi aad had iyo jeer ugu yeeri jirtay…
Waxaa jiro Arimo faro badan oo ka turjumayo dumarku waxeey jaceylyihiin kuna reebo xusuus aan ebid sal guurin, balse maantay afartaasi qodob oo muhiimka ah ayaanu kusoo koobeynaaaa.
Haduu alle idmo waxaad goor dhaw akhrisan doontaa raga iyo sifooyinka xusuus aan sal guurin ku abuuri karo.
W/Q Ibrahim Ali Abdi ‘Kalafoge”
Lovewithpromise143@hotmail.com
Aqyarta anaa qoray boogan waxana ugu tala galay ragga anan qancin karin dumarkoda waryada dumarkina qancintoda ku dadaala ama waxad arki dontan xaaskiina oo nin kale la seexato
gacantiina ubarkiya waxaas ma wax nin wayn lagu dhahaa gacantayda say ku awoodi ineey ruux xajiso ilaa uu hurdada bogto xiitaa barkintaaban awoodin laafyo aadan lahayn lix saac laguma gaaro ayeey somalida ku maah maahdaa nina nin uusan ahay iskama dhigo karo labada ruux ee is calfatayna wa qorantahay iney wada jogayaan iyo iney kala tagayaan naagtana ninkeda dabecadiisa waa iney ku qanacdo khasabna ma aha haday naagtayda madowgayga nacdo inaan is cadeeyo waxaad mesha ku haysaana wa tan ookale walayaqaanaa masuliyada ninka iyo tanaagta ninkastana wajibkiisa haguto macaaney quruxey indhahaygaay naag nin unoqon mayso biila unoqon mayso marka la laabta
mansha allah waxan ka helay adiga darta ban isku qurxiyaa
maxuma qodobadaan lakiin isnadnadiifinta ayaan calamatu su alsaaran ? dumarka ayaa lagarabaa inay ragooda isku nuuriyaan ,raga miyaa inuu shurfo ayaa larabaa dumarka aad ayaay ugu raaxaystaan shuruf ka ragooda ,wax kasta oo dunida lab iyo dhedigna shiirkooda waxay kamid tahay qayb raaxada kamid ah,
markaan saa uhadlayo ha imoodinina inaan diinta iyo dahaarada kasoohorjeedo , oo in la isnadiifiyaa diintiina inafarayso ,oo diinta waa kabadh dahaaradu lkn ogoow ninka ragaa qobayskiisa caadigaa ,waysadiisa ayuuba kunuurayaa , imaa hayba tahayba dadka muslimkaa ay yihiin dad shanjeer waysaysanaya maalinkii dahaarada uhadhay iyo isnadiifintu maxaytahay !!!
Kkkkkkkkkkk
jeceylka reer galbeedka maad noo keentey
ma had sanid
midoo aniga qabo waa shoobiste
nin walba waa ay iskala bashalee hadi an weydiyo macaney maxaa!?
Waxay ledahay isma qur xisid marka….shekadan marqaan wanba u bogey……..?
Mansha alah sidas aya lanika raba inad noqancisin k.k.k.k. Waxan kahelay gadisyada mcn
Calicabdidiiriye jawaabtisimeeday
Sxbow aniga mido an qabo guriga xita manadifin karto saxanki an ku qadeyno mesha kama qadeyso ane san isku qurxinayay wan nogay
Masha allah inaba caadi ma aha taloyinkan fcn waankahaley runti raga kuwaan kuqancin lahayn ban idinka sugayna k.k.k.k.k.k.kk k.k
K k k k k nagaha aragnaye nimakaa noso dadaajiyaa
War jcl xuu taraa naga daaya dee jcl madooneynee jcl waxaa kasheekeeya dadka qalbiga kadorsamay kama sheekeeyaan dadka qalbiga qaba magarteen
Aniga dumarka sidaada o kale kuma qanco waayo dhaq ayaa tahay
war waxan lehay dhalinta sanadka jirta wakhti cajib ah ayaad haysataan wayo marki lo ego dhalinta maanta iyo kuwii hore chanse mayna u haysanin in ay jcy lawdagaan qof wayo hadakohor ayaa waxaa lawaydiyay oday waxana lagu dhahay caaskaga maad jeceshahay wuxuna ku jawabay maya majecli waan qabaa
QosoI.Com
Waayaaab