Qeybahii Ku Dhafay Halkani ka Akhriso
Halkani Riix Qeybti -aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 3-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 4-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 5-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 6-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 7-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Waxay Inoo Maraysey Cabaas iyo gacalisadiisa oo lawadaba difaac ku wada jiraan ayaa shekadaan gaaban dhax martay……..
Raaxo oo ku faraxsan in aay dib u maqasho gacaliyaheeda codkiisa ayaa dhahday
Raaxo: macaanka aad baan ugu faraxsanahay in aan codkaada dib u maqlo.
Cabaas: dabcan anigane sido kale ee ma guursatahay hee mudo ayaan kala maqneynee?
Raaxo: hadii aan guursanayo xitaa waxaa lama huraan ah in aad xafladeeyda ka soo qeyb gasho.
Cabaas: woooow , saas ayaa lagaa rabaa, macaanto aad baan u daalanahay oo wali xalay o dhan ma hurdin oo safar baan ku soo jirnay marka waan sii seexanayaa ee macsalaamo raaxo oo aan ku qancin macsalaameyska cabaas ayaa ku dhahday
Raaxo: macaanka macsalaameys aan jecleysan ayaad i macsalaameysay ee hurdo wacan by by
Cabaas oo madaxa ciida ka ceshanaya mise is adkeeynayo ayaa ku dhahay
Cabaas: okey mahadsanid by.
dhan kale Najmo aad beey ugu faraxsaneyd in aay cabaas iyo raaxo aay intaas oo dhan is moogaadaan , najmo ayaa isku dayday in aay raaxo dhowr jeer wiilal kale ku qalqaaliso balse waa aay ka diiday raaxo aad beey ula socotay in aay najmo Cabaas jeceshahay balse wax xumaan ah ma matusin dhankeeda
Najmo ayaa ku faraxday in aay maqashay in uu cabas dalka dib ugu soo noqday, goaansatayne in aay Cabaas caadi u so salaanto Najmo ayaa markii aay guriga cabaas imaaday loo sheegay in uu qolka fadhiga ku jiro walibane uu kaliya yahay.
Najmo: Yarka sanadka, hadii dalka laga tagay xitaa dib maloo soo wacay dadka miyaa ?
Cabaas: dabcan adiga kaliga mahan oo dadka oo dhan ayaanba soo wicin somahan.
Najmo: Dabcan nafsadeeyda ayaa ku tabtay, oo in aan dib kuu arko aad baan ugu faraxsanahay.
Cabaas: hadal waaweeyn baad ku hadaleeysa oo aanan fahmin , mise aniga ayaa qalad wax u fahmay.
Najmo: wax garad baa tahay oo waxa aan ka hadlayo waad dareemi kartaa cabaas , balse hada waan kaa si tagayaa oo markale ayaan fursad fiican ku wada sheekeeysan doonaa.
Cabaas: fursadaan fursad ka weyn in aay ku soo mari doonto ma ila ahan oo wixii aad qabto maanta waad sheegi kartaa , oo madaxa korkiisa baad i sarantahay Najmo oo dib u fadhiisatay ayaa ku dhahday: Cabaas nafsadeeyda ayaa ku jecel waliba si wanaag ah oo daacad ah kuu jecel, hadalka aan ku hadlanayo afka kama dhihin ee qalbiga ayaan ka dhahay, please codsigeeyga aqbal
cabaas: waligeey kuma fikirin in aan xiriir kula sameeyo mana laga yaabo in aan ku fikiro , iga raali noqo , waad dareemi kartaa sababta aan ku diidayo.
Najmo: waan dareemi karaa , balse mid ogoow hee , somali waxeey ku maahmaahdaa , wax aad taqaano guurso wax aad taqaano beey dhalaan
Cabaas: hahahahahahah qalbiga ayaad waayeel ka noqotay , najmo waan ku jeclahay waxaana kuu jeclahay qaab walaaltinimo sorry.
Najmo: hadii aad rabto waad ka soo fakiri kartaa, balse arintaan waa sir aan kugu qarsaday ee fadlan qofna ha iga sheegin hadane waan sii baxay.
Cabaas aya markii aay najmo baxday goaan ku gaaray in uu aado garoonka TEERI si uu banooni(kubad) ugu soo ciyaaro. nasiib wanaag inta uu wada ku sii socday asiga iyo ragii ay wada ciyaari rabeen ayaa waxaa ka hortimid Raaxo
Raaxo: macaanka shalay leed imaaday maantane banooni ayaa u socodaa see camal?
Cabaas: macaanto malmahan oo dhan kubad ma ciyaarin, marka maanta aan kaa so baashaalo ee halkeed u socotaa?
Raaxo: waxaan rabay in aan ku soo booqdo balse marba hadii aan kubad u socoto horay ayaan kuu raacayaa si aan kuu soo daawado raaxo iyo cabaas mudo bil ku dhaw ayeey wada sheekeeysanayeen ayaga oo aan wali is raali galin oo qofba qofka kale ayuu difaac kaga jiray ugu danbeeyntii raaxo ayaa goaan ku gaartay inay gacaliyaheda ka raali galiso niyad jabkii ay u geysatay
Cabaas aad buu ugu farxay in aay dib u hishiiyaan balse najmo ayaa aad ugu xumaaday inay cabaas iyo raaxo dib u hishiiyaaan oo najmo marnaba kama daalin juhdigii aay rabto in aay cabaas ku hantiso, najmo ayaa maskaxdii ugu danbeeysay keentay ayada oo goaansatay in aay cabaas iyo gacalisadiisa hadal u kala qaato ayada oo adeeygsaneeysaneeyso gabar aay saaxibo ahaayeen oo la yiraahdo SAFIYO.
Safiyo iyo Cabaas ayaa aad iskuugu fiicnaa dhanka walaaltinimada, najmo ayaa safiyo u sheegtay inay cabaas jeceshahay balse uu la socdo raaxo oo ay rabto inay Cabaas iyo raaxo isku dirto waxaa lagu hishiiyay inay safiyo cabaas wacdo oo ay sheeko xiiso leh u bilaawday si raaxo loo dhaho cabaas safiyo ayuu la socdaa.
Lasoco Qeynta 9aad Ee Sheekadani.
Kala Soo Xirir Emailada Hoose
Nagta jeceyl xaq jir ayaa hayo
maba quusaneysid miyaaa
kkkkkk
Hahahahaha naf wax jecel ma samirto
Qatar dheh marba marki kadan beso aye so macanesa bahasha waxan adaa qebta 9
Sir naaged lagama fakto