Gabdha wanagsan sidee bay ku xulan kartaa gayankeda ay la aqal gali laheed. Hadaba gabar yahay ufiirso oo ha dag dagin waxana wanagsan in aad ka fiirsato
kii aad guursan laheed lawadaagi laheed.
Nolosha qiimaha iyo qayaha badan waxad ku raci lehed intaan ha noqdan hadii ad ka weyso wax aad isku shegeysan maba jiran gayankaga sugo .
1: waa in uu yahay nin diin leh.
2: waa in ay ka muqataa diinta islaamka.
3: waa in uu aqlaaq leyahay(edeb leh )
4: waa in uu naxariis badan yahay.
5: waa in wanaga ku horseedikaro.
6: waa in uu noloshada kafala qadi karo.
7: waa in uu war badneen uu hadii uu hadlo wax wanagsan ku hadla hadii kale uu iska amusaa.
8: waa in uu wax ka maqalaa adigane wax aad ka maqshaaa ( waayo guriga baa sidas ku dhisan )
9: waa in uu yahay nin mar waliba qeerka u dag daga xumaantane ka dhowrsada
10: waa in uu ka fiirsada dadka uu la saxibayo uu guriga kensanayo hadii uu sxb xun yahay waa in uu waniya hadii uu didane uu iska jara .
11: nasabkiisa waa in ay ogataa ayadane mesha kama marna
halkaas ayaan ku soo gaba gabeynaa waxii qalad ah oo iga dhacay sheydan ayeey ka ahaadeen waxii aan wanajiyay allaah ayaa i waafujiyay.
Isha Wararka Iyo Arimaha Bulshada www.MarqaanNews.com
Fikradad Oo Moqduucani Qusaysa hoos Ku Qor.
Kkk dumarka maxaad la yaabaysaa waxaad moodaa inay iyagu gacanta ku samaysanayaan waar imaqla tani talo ma aha waayo nin intaas oo sifo leh intaad raadinayso baad guri dhig iyo reer seegaysaa wixi muhim ah ka qaata
Mansha allah watalo wacan
tani talo maha ee waa lugooyo
waaw ani ayaa intaas ku sifoobay e gabadhi i doonaysa ha iga so wacdo B.T.J.X.KH.D
ma kujiraa nin inataasoo dhan lehba somali jawaabtu waa maya
haday jireena waqtigoodii la soo dhaaf
kuwa hada ilama aha in laga helayo ilaahyse wax walba waa abuuraa