Qeybahii Ku Dhafay Halkani ka Akhriso
Halkani Riix Qeybti 3-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 4-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 5-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 6-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 7-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 8-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Waxay Inoo Maraysey safiyo oo u sheegtay inay cabaas jeceshahay balse uu la socdo raaxo oo ay rabto inay Cabaas iyo raaxo isku dirto waxaa lagu hishiiyay inay safiyo cabaas wacdo oo ay sheeko xiiso leh u bilaawday si raaxo loo dhaho cabaas safiyo ayuu la socdaa.
Najmo iyo safiyo ayeey waqti dheer ku qaadatay ka doodida arimaha Cabaas iyo Raaxo balse ugu danbeyntii Safiyo ayaa ogolaatay in aay Cabaas wacdo oo aay u sheekeeyso sababtoo ah Safiyo iyo Raaxo waxaa jira dagaal horay u dhax maray
Safiyo oo isla hadleeyso ayaa dhahday:
”Raaxo aniga iyo ayada hishiis managa dhaxeeyo marka hadii uu cabaas ka xanaaqo waxba iga ma galin waxaa i daran in uu cabaas iga xumaado oo kaliya , sababto ah waa mid ka mid dhalinyarada oo aay xaafada shekada igu baxdo
wixii uu waqtiga is guraba waxaa la so gaaray xiligii cabaas la soo wici lahaa
safiyo ayaa markii aay telfoonka wacday ka qabtay cabaas ayada oo shekada ku bilaawday
Safiyo: yarka qaliga ah oo aan u xisay , salaaman ka dheh
Cabaas: wooow maanta qof culus ayaa iso wacday , walee codkaan waan aqaan e ma Safiyaa mise waa qof kale
Safiyo: yaaba kaloo ku soo wici kara , waa safiyadaadii e , warka isii see i tahay qaali
Cabaas: aad baan kuugu wanaagsanahay ee xageed ku danbeeysay miyaad guursatay ,, malamahan gabdhii waa la kala boobayaa e
Safiyo: maya , aniga waxaan sugayaa inta uu sicir barar ka dhacayo marka adiga miyaan kaa xumahay adigaba waad jogtaa, Najmo ayaa marki aay ogaatay in aay sheekada iskuugu baxday Safiyo iyo Cabaas ayaa goaansatay in aay wacdo raaxo
Najmo: yarta see tahay xaalkaada , gacaliyahaadane dib buu usoo noqday oo daraad baan arkay
Raaxo: haa walaahi wuu isoo laabtay marka see i tahay adiga qaali , waa lagu wayay malmahan e sheeko gaaban ka dib , ayeey Najmo hadalka muhimadisa furtay ayada oo leh.
Najmo: yarta aan warka kuu gaabiyo , waa taan isku sir qarsan jirnay e , mala socotaa in uu cabas xiriir la leeyahay Safiyo
Raaxo: xiriir walaaltinimo oo kaliya ayaan ku ogaa e see wax u jiraan
Najmo: yarta , saakay ayaan safiyo ii imaaday oo aay i sheegtay in aay cabaas wax kala dhexeeyaan oo aay waliba meel fiican u mareeyso
Raaxo: oo maxaa ka dhaxeeya hadalka ii faahfaahi
Najmo o jaaniskaasi ka faaideysaneyso misane dareentay in aay raaxo hadalka u dhuun daloosha ayaa ku dhahday
Najmo: hada ayaan ka soo tagay safiyo oo waxeey la hadleysay cabaas , marka hadala ROMATIEK ah oo aay ku hadlayaan ayaan soo dhageysan wayay , maka waxaan goaansaday in aan ku sheego wixi jira
Raaxo : oo yaaban ku dhahday ….. romatiek noocee ah
Najmo: hadii aadan i aamineeynin bal wac cabaas oo weeydii ee bal iskuday in uu telfoonka ka qabanayo iyo inkale , saaxibeey filimpo aad u mac ayaa ku socota ee sidaas wax ula soco
wixii aay shekada socotaba waxa lagu hishiiyay in aay raaxo cabaas wacdo si aay hadalka u xaqiiqsato , balse nasiib daro cabaas ma uusan qaban CALLWAIT kii aay raaxo ku soo gashay
raaxo ayaa aad uga coortay(maseertay) telfonka laga qaban wayay , waliba dhidid waa weeyn ka soo daatay .
wixii aay raaxo telfoonka ku celcelisoba ugu danbeynti waxey goanstay in aay mobilekiisa ka wacdo balse maxa dhacay
cabaas: hello , salaman ka dheh qaali, xooga ka dib wac ayaa igu jirtay
Raaxo
o marka aaad sheekda romatika ah so dhameysato wac miyaad is dhaheysay
Cabaas: adiga kaftanka ayaan kugu jeclahay marka aniga ayaa ku so wacayo qaali ee wax yar lee isug
Raaxo: calaa iyo xal waxaan rabaa in aan ogaado qofka aad callka ugu jirto “?
Cabaas: waa safiyo ee maxaa jiran waan maseray miyaad i dhihi rabtaa “?
safiyo doodaas dhax mareysay aad beey ugu faraxsaneyd , oo waaba janiskii aay radineysay cabaas ayaa raaxo ku qanciyo in aay telfoonka isa saarto oo aay is dajiso wixii aay rabtone weydin karto balse raaxo hadalkaasi maku qancin oo waxeey is dhahday, ninka sheeko mac ayaaba u socota dhowr daqiiqo ka dib cabas ayaa safiyo u sheegay in uu markale so wici doono o aay sidaasi isku macsalaameyaan balse cabaas ayaa markii uu telfoonka isa saaray goansday in uu soo casheeyo ka dib lee u waco balse inta uu ka maqnaa telfonka aya waxa so wacday raaxo oo telfoonkane laga qaban wayay xitaa mobile, ayada oo xanaaqii ay u xanaaqsanayd uu sii lixaadsaday.
Balse waqti koban ka dib ayuu cabas so wacay raaxo oo waxaa dhax martay sheekdaan iyo doodaan
Cabaas: yarta see camal hee maanta , maxeey tahay is badalkaan kaa muuqdo
Raaxo: yarka waxaan rabaa in aad i sheegto waxa jira oo idinka dhaxeeyo safiyo
Cabaas: war wax naga dhaxeyo ma jiraan e maxaad dareentay
Raaxo oo xanaaq laga dareemayo waliba aad u careysan ayaa ku dhahday……
Ku taxnow Sheekooyinka Shabakada Ka Baxa
mansha, alah sheekadani runti waa mid musasal u eg jcyl dhaba ah,wanba ilmeyey jcyl ka guulaysan doona
mansha allah lkn wad nagu kala goyseen
Raaxo oo xanaaq san ayaa ku dhahdey
yarka qeybta kale la soco
kkkkkkkkk
sheka iga dhe
Aniga wanba yaway musalsalka caasi miyaa markii aad mel fcn noga jaresiin ok hada waxan adaa qebta 10