Dhaman Qeybahii Ku Dhafay Halkani ka Akhriso
Halkani Riix Qeybti 3-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 4-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 5-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 6-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 7-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 8-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Halkani Riix Qeybti 9-aad Ee Sheekada Haday Ku Dhaftay Akhriso
Waxay Inoo Maraysey Raaxo oo xanaaq laga dareemayo waliba aad u careysan ayaa ku dhahday……
Raaxo oo hadalka wadato ayaa ku dhahday
Raaxo: cabaas waan ku jeclahay in aad i dhahdo adiga oo aanan ka rumeynin maxa kugu qasbay oo aad nafsadeyda qiyaanto
Cabaas oo hadalkaasi la yaabaya ayaa ku dhahay
Cabaas: maxaad ka hadleysa maba ku fahmin e
Raaxo: waxaan so ogaaday in aad safiyo xiriir la ledahay
Cabaas: waa sax balse xiriir nuucee ah
Raaxo: marba hadii aad sax dhahday waa sida aad sax u dhahday ee horomar wacan ayaan idin rajeynayaa
Cabaas: maku fahmin ee wax i fahansii
Raaxo: maanta ayaan so maqlay in aad safiyo xiriir jaceyl la ledahay marka maxaa kugu qasbay mise aniga ayaadan igu qanacsaneyn
Cabaas: war waxaasi ma jiraan ee sidee camal miyaadan igu kalsooneeyn
Raaxo: waan kugu kalsoonaa balse marba hadi aad telfoonka iga qaban waaysay waxaan ogaday in aanan kugu kalsoonaan karin
Cabaas: cala iyo xaal , wax igala dhaxeyo safiyo ma jiran ee hadii adan i amineynin ayada weydi ,
Raaxo: muhiim ma ahan in aan weydiyo.
Cabaas oo ka xumaaday hadalada ad adag oo aay raaxo adeeg saneyso aya ku dhahay
Cabaas: raaxo dhowr jeer ayaan isku dayay in aan kalsoni adag ku siiyo , hada ayeey aheyd markii aad iga raali galineysay qaladkii aad iga gashay ,
Raaxo: muxuu ahaa qaladka an ka raali galiyay
Cabaas: in aan dib u noqdo diyaar uma ihi , balse hadaba , ogaaw waa markii ugu danbeysay oo aan ku raali galiyo, waan ku jeclahay beene ma ahan , safiyo wax naga dhaxeyo ma jiraan , balse hadii aadan intaasi igu aamineynin , qeyr ayaan ku rajenayaa , dib danbe ha isoo raadin.
Raaxo oo ka naxday hadalada ka soo baxay cabaas ayaa dhahday
Raaxo: maku fahmin,
Cabaas: haa oo waa xanuun in aad runta fahanto , balse hadii aad i jeceshahay wa in aad runta ogada hadi kale , nagu kala wad oo walaaltinamadeena dib noogu bilaaw , si aad cudurkaan maseerka iskaaga saarto
Raaxo: macaanka sidaasi ha u hadlin
Cabaas: macanka macaanka macaanka>>>> macaanka in aad dhahdo wa fudeed in aad igu kalsoonantone waa adeeg , walaahi ma ogi wax aan kugu tilaamo
Cabaas: balse waxaan ku ogeysinaya waxaanba shaki ka qabaa in aad i jeceshahay iyo inkale ee bal i sheegbo sidee wax u jiraan Raaxo oo yaaban misane qiyaastay in uu gacaliyaheeda saxan yahay oo ay garan weyday meel aay hadal ka bilaawday ku dhahday:
Raaxo: cabaas iga raali noqo , walaahi waan ku jeclahay oo taasi shaki kuma jiro balse xoogaa waan xanaaqay somahan
Cabaas: dabcan shaki wuu ku gali kara , balse in aad malin kasto sheeko cusub ila imaado waa laga wanaagsan yahay
Raaxo: waan ogahay balse iga raali noqo
Cabaas: hadaba ogaaw hadii u xariirkeena burburo adiga ayaa mas uul ka ah , oo dood badan kalsooni daro ayeey ledahay hadii aan kalsooni daro bilaawo waa wax aad adiga mas’uul ka tahay
Raaxo: macaanka waxaan isku dayayaa in aanan mar danbe ka xanaajin ee markaan i cafiyo
Cabaas: aniga waligeeyba kuuma xanaqin , balse ogaaw in aad maanta xiriirkeena burburin tagtay
Cabaas iyo Raaxo ayeey sheekada iskuugu baxday waliba qosol iyo kaftan dheer galay.
Dhanka kale Safiyo ayaa horay ka wacday saaxibateed Najmo si aay ugu sheegto in aay guuleysatay oo aay raaxo xanaaqday, Najmo hadalkaasi aad beey ugu faraxday oo wajigeda ayaa laga aqrisanayay farxad aan caadi aheyn
balse labo kala barida kal war la’ ayeey somali dhahday
Dad xaqiiq isku jecel si loo kala dilano aad beey u adagtahay e , Raaxo iyo Cabaas horay ayeey ka xaliyeey wixii qalad ah o dhacay , waxaadba moodaa dad aan waligood kala xanaaqin o kale balse wuxuu waqtiga is guraba maalin maalmaha ka mid ah ayeey Raaxo goaansatay in aay gacaliyaheeda la kulanto si aay ugu sheegto arin ku soo zaaiday oo aheyd in aay dalka ka tagi doonto Raaxo ayaa markii aay u imaadya gacaliyaheeda ku dhahday
Raaxo: macaanka waxaan rabaa in aan arin cusub kuu sheego
Cabaas: maxeey tahay arintaasi”?
Raaxo: 3dex isbuuc ka dib waxaan rabaa in aado Kenya si aan u tago safarada Swedan ee halkaasi ku taal ka dib waxan rabaa in aan sidaasi ku baxo
Cabaas: marka aad baad u faraxsantahay ayaan qiyasayaa sax
Raaxo: sidaasi ha ila hadlin , hadalka aan ku shegayone kaftan ha u maleyn oo waa xaqiiq , waan bixi raba macaanka
Cabaas: marka aniga maxaad i tagi rabtaa hee misa waad iska bixi rabtaa
Raaxo: waxan ku so gaday hadiyad qaali ah oo aad igu soo xasuusto waana FARAABTIGAAN ee please fartada haka saarin
Cabaas: qof aan jeclahay o dhan ayaa iga tagooyso e faraanti ma waxbu i galaa se camal macaanto
Raaxo: haye maxaan kaloo sameyn karaa hee , ma safarkaan ka baaqdaa
Cabaas: dabcan safar aad intaasi o dhan sugeysan in aan ka baajiyo malaga yaabo marka safar salaamo aniga faraantigan ayaan ku sabrayaa qaali.
Lasoco Qeybta Xigta Sheekadani.
Ku Soo Dir Fikradad Emailada Hoose
Asc Masha allah qiso marne kaa yaabineyso marne ku kalineyso hami jcl wayay plz so dadajiya dhamaadka sheekdan waxana layabay sidey aniga i taabaneyso lkin wa sugaya inta kadhiman insha allah
Waa qiso aad umacan aad ayan uga helay runti
Lkn wiilka waxa laga dhigay mid ad adag gabadhana waxaa laga dhigay mid jilcan aniga meshas uma bogin lool
Asc dhamintin in ku taxan shekadan runti waasheeko aad i cajabisa aad ayan uga heylay ee wxn dhihi laha so dedejiya gabagabada sheekada
Waaaaw wanka helay lkn talow dhamaadjeeda muxuu noqon doona
web kan aad buu u mahadsanyahay
sheekoyinka noocaan ah waan ka helaaa
ee balnaga so dadajiya kuwakalena noo soo gudbiya
K.k.k.k. Sheekada faraantigan ku sabraya bey maraysa anigana faraantigan ku sugaya sheekada dhamaadkeda so dadajiya please
yalah waan ka helay sheekadan
aad ayay ii cajabisay waxaan idiin rajaynayaa kuwan kowo ka raaaxo bada inaad nooso gudbisaan aad baad u mahadsantihiin