Waxay Inoo Maraysey Cabaas Oo go”ansday in uu jaceylkiisa baadi goob u galo si uu mar uuna gacalisadii gacanta ugu dhigo , cabaas ayaa goaansaday in uu safar dhulka ah ku soo galo yurub asiga oo soo maray gariiga si uu mar uun dalka swedan gacaha u soo dhigo Cabaas ayaa la tashaday aabihiis asiga oo leh………………..
Qeybta 12aad
Cabaas: Aabo maanta waxaan rabaa in aan arin kaala hadlo ee maxaad ka qabtaa?
Aabo Abdi: baabo , wax walbo oo aad rabto waad igala hadli karaa ee ma aroosi rabtaa oo gabar miyaan kuu doonaa?
Cabaas: aroos warkiisa ma jiro , oo naagta aan aroosi lahaa ayaan rabaa in aan baadi goob u galo marka garab aan kaa helo
Aabo Abdi : jaceyl waan kasaa anigaba sidaan buu iso maray ee balse soo daa maxaad rabtaa>?
Cabaas: aabo arimaha dalka oo qasnaa aawgeed , aniga iyo gacalisadeeyday Raaxo ayaa kala dhunay oo inta aan safarka ku soo jirnay ayey Kenya ka tagtay meel aan ka raadiyo ma aqaan meel aay iga so raadisone ma taqaan ee maxaad ka qabtaa hadii aan safarka dhulka ah galo
Aabo Abdi: oo intee rabtaa?
Cabaas: Gariiga ka dibne waxaan rabaa in aan sidaasi swedan ku tago si aan baadi goob ugu galo gacalisadeeyda
kaftan iyo waano dheer ka dib ayaa lagu hishiisayay in uu cabaas iska baxo oo uu gacalisadiisa baadi goob u galo
mudo 17 maalmood ka dib cabaas waxaa usuura gashay in uu ka soo tago dalka turkiga asiga oo u socoda gariiga , cabaas markii uu tagay gariiga ayaa xaalkii oo dhan is badalay
cabaas waxaa suuragal u noqon weysay in uu helo safar toos ah oo swedan ah , o waxaa waajib ku noqotay in uu wado kale maro
cabaas waxaa lagula taliyay in uu maro wadanka holland oo sidaasi uga sii gudbo swedan , balse nasiib daro markii uu holland yimid ayaa halkaasi lagu qabtay o waxaa waajib ku noqotay in uu halkaasi iska dhiibo
cabaas waxeey ku qaadatay mudo sanad ah in uu helo sharcigii daganaashahay wadanka Netherland (HOLLAND),
cabaas markii uu helay sharcigii ayuu horay ka aaday dalka swedan asiga oo ku daganayo saaxibkiis cabdullahi ahmed nuur
cabaas iyo saaxibkiis ayaa shekadaan dhax martay
Cabaas: salaan sare sxb
Abdullahi: cabaas oo soo dheeraaday warka isii hee maxaa darnaa?
Cabaas: sxb jaceyl baa iga so dhumay , 10 maalmood ah ayaa fursad heystaa ee xalkeen hee
Abdullahi: yaa ka maqan hee oo aad raadineysay
Cabaas: sxb gacalisadeeyda Raaxo ayaa iga maqan oo aan mudo labo sano ku dhaw aan waxba ka maqlin ee war maka heysaa?
Abdullahi: woow, ayadaba waa ika weydisay oo mudo dhowr bil ka hor ayaan mar ku arkay meel aay somalida ku kulmeysay
Cabaas: sxb qoftaas ayaan rabaa ee ila raadi
Abdullahi iyo cabaas raadis dheer ayeey u galeen helintaanka raaxo balse suuragal wa noqon weysay in aay is helaan
cabaasa oo niyad jabsan ayaa iskaaga soo noqday wadankiis Holland.
Cabaas wuxuu goaan saday in uuna dib danbe u raadin Raaxo oo u jaceyl cusub iska sameysto oo sidaas mustaqbalkiisa dib uga dhisto
balse nasiib wanaag maalin maalmaha ka mid ah ayuu cabaas goaansday in uu aado wadanka masar si uu soo salaamo walashiis oo halkaasi daganeyd
maalintaasi waxeey aheyd maalintii ugu farxada badleyn ee cabaas abid soo marto…
Lasoco Qeynta xigta Ee Shekadani Taxanaha Ah.
Kala Soo Xiirir Emailada Hoose
walaalayaal inaga daaya sheekooyinka nacda ah
Asc sxpyalow mxd kawadan oo sidan oo dhan noogu so gabiseen plz so dedejiya
helo wan idin salamay salan ka dib shedani ad ayay u xiso badan tahay runti hadaba wad nagu gabisene so badiya fadlan
Cali yare iyo axmad shikh waad ka santihin waxan u maleyna inu labadina jecel xaraga gostay o idin haayo hadi nilaga maqan yahay ilahey ha idin sahlo sxbyaal waa kaftan.com thanks
Sxbyal shekada ad ayey u xiso bdn tahay wad nagu so yaresen e noso badiya
Shekadani aad ayay umcntahay waba musasal
Nagta waa laga gur san doonaa
Shekada waan kudaalay lkn wax faa iido ah kamahayo sababto ah dhaxdaymaraysaa dhameeya horta shekada dhakhso
asxb sheekada waxay ku dhamaanee cabaas iyo Raaxo oo is helay soo beelo maahan
Plz iidinkoo la soo daahay hadana ha soo gabinina sheekada noo soo gabagabeeya waan sugu la nahaye thanks
Kkkkkk xiiisaha loo qabo badna kkkkk laakiiin actarka naag kalu gursanayaa anaa hayo book ga sheekada ee ma,idinka soo hor mariyaaa marqaan news mise kkkkkkk