Jaceyl la yaab leh oo u dhexeeya wiil iyo gabar aan caadi ahayn ayaa waxaa la sheegay inuu soo jiitey indhaha caalamka islamarkaana uu qaar badan oo ka mid ah dadka caalamku ay la yaabeen sheekada lamaanahaas aan caadiga ahayn.
Katie Hill oo hada ah gabar 18 sano jir ah laakiinse horey u ahayd wiil iyo saaxiibkeed Arin Andrews oo asagana ah hada ah wiil 16 sano jir ah horeyse u ahaa gabar oo u dhashay dalkaas Ingiriiska ayaa waxay yihiin lamaane aad iyo aad isu jecel.
laakiin arinta la yaabka leh ayaa waxay tahay in gabadhaas lagu magacaabo Katie Hill ay ku dhalatey wiil ahaan oo lagu magacaabi jirey Luke laakiin ay isku sameysay qaliin oo ayan iska dhigtey sidii gabar oo kale halka wiilka saaxiibkeed ah ee lagu magacaabo Arin uu asaga ku dhashay gabar ahaan laguna magacaabi jirey Emerald.
laakiinse uu asagana isku sameeyey qaliin oo uu badaley jinsigiisii gabarnimo uuna iska dhigay nin arintaas oo noqoneyso mid yaab lah maadaama labada qof ee lamaanaha ah uu mid waliba ahaa jinsiga kale uu hada la yahay saaxiibkaas taasna ay keentay inay warbaahinta iyo dadka caalamku ay arintaas hadal heyso oo ay si aad iyo aad ah ay uga faaloodaan.
Ugu dambeyntiina iyadoo lamaanahaan oo sida la sheegay xiriirkoodii ugu horeeyey ay ku kulmeen xarunta dhaqtar kiliniga ee lagu badalo jinsiyada dadka oo ku taala magaalada Tulsa, Oklahoma ee dalkaas Mareykanka taas oo mid waliba lamaanahaasi uu damacsanaa inuu xaruntaas isugu sameeyo qaliin uu jinsiyadiisa ku badalaayo ayaa wixii kulankaas ka dambeeyey waxaa dhex marey xiriir joogto ah oo ugu dambeyntiina sababay inay noqdaan lamaane iyadoona uu hada lamaanahaas uu mid waliba qaabkiisa uu noqday waxaa uu isku badalay oo ayan adag tahay in la garto waxa uu markii hore ahaan jirey, lamaanahaan ayaa waxay sheegeen inay yihiin kuwo ku faraxsan isbadalkoodaas iyo noloshooda ayna yihiin lamaane isku qalma.
Wax waalan
Wa arin layab leh qof ku dhashay lab o hadana dhadig iska dhigay hadana dhaqan an samayn ku yelanay dedka islamka ah
Subhaaaaana laaaaaaaaah
Waa arin cajiib ah lkn arintaan qofka labadalayo aniga ma aamin sani maxaayeelay. Ninka raga ah markii naag loo badalo madhalayaa?sidi dumarka udhali jireen caado maku dhacaysaa? Naasuhu caaano makeenayaan,?suaala haas ayaan dartood u aaminaynin sheekada ay gaalada wadaan,heleray kilintoon naasaha kajara nin hanoqotee,qaalooy.wcs
wa arin layableh shekadani lakin ani san umalaynayo shekadu qabkas waykaduwantaho, waxan filaya dadkan marki hore ayay waxay ahayen, maxa yelay labebka hadi qalintan lagu sameyo nag iyo nin marba ki kubadan aya lodaynaya kakalana wa lagajari
kkkkk waa lesbians , toloow ma dhuloos baa ileeyn ayagaa soomali ugu horeeyay nin nin u galmodee , subxanalaah war waxakan mesha kasaaraa khurunyahoow
Waxan layaba qof intu degan sharaf iyo karamo leh intu ciwan kadhigto qomiyad ku aflagadodo ado fegrad laga sugayo hadad cido wadhibato waxan lahadlaya kawata doxa mudug
Haa heey
Warbeenta kadaa bulshada xita hadii aad isleeday reer narqaanbaa aqrinaya runta sheeg wepka lacagbaa lagu aqristaye