Waxay Inoo maraysey Qeybtii hore….,Cabaas: aadbaan ku soo dhaweynayaa, Raaxo ayaa aad ugu faraxday jawaabaha uu cabaas sinayay balse cabaas niyadiisa shucaac weyn baa ku furnaa oo ku saabsan arimaha raaxo , asiga ooba aamini wayay in aay raaxo guursatay mise aay asiga wali jeceshahay inkasto oo asiga wali qofkale xirii sax ah la sameynin
Qeybta 14aad
Cabaas ayaa dib ugu soo noqday wadanka holland , mudo 13 maalmood ah ka dib ayaa waxaa usoo dhacay telfoon
Cabaas:hello waa kuma?
Raaxo: woow codkaada oo telfoon ku maqlo mudo dheer ka hor aya igu danbeeysay , haye sheeko miyaa kaa qasay
Cabaas: woow , maya qaali waan iska baashaalayay somahan
Raaxo: haye duqa , bari safar baan soo ahay waxaana transet ku ahay holland balse waxaan rabaa in aan mudo labo habeen ah kula joogo si aan wax kuugu sheego ee maxaad ka qabtaa?
Cabaas: marba hadaad nafsadaada oo dhan igu aamintay oo aad goaansatay in aan isoo booqato , diyaar baan u ahay oo waan ku so dhaweynaya , eleboorkane aniga ayaa ka so doonayo.
Raaxo: oke oo brito 15.30 ayaan so dagayaa marka waa inoo goobtii aan ku kulanay hadane macsalaamo
Cabaas ayaa markiiba eleboorka tagay oo qoftiisa ka soo waday , balse intii uu wada lagu soo jiray ayeey raaxo gacanta cabaas fiirisay ayada oo rabtay in aay fiiriso bal in uu faraantigii aay siisay uu hayo iyo inkale , balse markii aay ku aragtay fartiisa faraantgii ayeey ku dhahday:
Yarka , aadbaan ugu farxay in aan faraantigaan aan fartaada ku arko , oo aamin baa tahay.
Cabaas: faraantigaan kaada ma ahan oo qofkale ayaa isiisatay somahan ahahahah.
Raaxo: faan baadnaa yaa wax ku siisanayo adigane, ha ii faanin yaana ceybtaada banaanka so dhigine.
Cabaas iyo raaxo ayaa kaftan iyo qosol ku imaaday gurigii cabaas e wadanka Holland.
Markii guriga la imaaday ayuu cabaas raaxo ku dhahay , yarta waad daalantahay oo maanta o dhan ayaad safar soo aheyd marka iska seexo oo barito ayaan si fiican usheekeeysaneeynaa e.
Raaxo aad beey uu daalneeyd o durba horay ayeye ka seexatay, balse maalintii danbe ayaa marki hurdada laga soo kacay ayaa waxaa sheekada furay cabaas:
Yarta si fiican baad u huruday baan qiyaasayaa?
Raaxo: aad iyo aad balse xalay xageed seexatay o maba ku arkin e?
Cabaas: haa, wiil saaxibkey ah ayaan la seexday oo guryaha naga soo horjeedo dagan.
Raaxo: woow aamin baa tahay , ee ka waran hadii aan suaal ku weydiyo?
Cabaas: dabcan wax kasto waad i weydin kartaa
Raaxo: oke hadii aan ku dhaho wali waan ku jeclahay oo intii aan kala maqneynin niyada ayaan kugu hayay maxad ka dhihi laheyd?
Cabaas: dabcan taasi kaligaa mahan o anigaba waan kula qabaa, balse waad guursatay oo sideed baad niyada igu heysay ?
Raaxo: walaahi beentaa mahan balse niyadeeyda muhiimadeeda adiga xagaada ayeey soo jirtay markii an ku wayayne waxaan iska goaansaday in aan iska guursado oo aan mar uun qof xaas ah noqodo somahan.
Cabaas: dabcan aad baan kuu fahmay , balse aad baan uga xumahay in aayna riyadaada horay u socon weyso
Raaxo: riyadii iga burburtay mid ka sii wanaagsan ayaan rajeynayaa oo qofkii ugu horeeyay oo aan niyada ka jeclaaday ayaa i hor fadhiyo oo an diyaar u ahay in aan nafsadeyda faraha ka saaro oo uu ii maamulo waa hadii uu iga ongolaado e
Cabaas: dabcan in aan nafsadaada maamulo horay ayaan u rabay balse waad i gadiiday lkn aan ku suaalee kala taga ninkaada maxaa qasbay mise xanaaqii aad iga xanaaqi jirtay ayaad ka xanaaqday markaasi kala tagteen?
Raaxo: dabcan in aan kaaga sheekeyo diyaar baan u ahay ee bal hadalka i cadeey maxaad ka qabtaa hadii aan riyadeena ka run sheegno?
Cabaas : haa diyaar baan u ahay balse ogoow in an rabo in aan xaalkaada wax badan ka ogaado.
Cabaas iyo raaxo ayaa labadaba laga dareemi kari xiiso aad u badan dood dheer ka dib ayaa waxa lagu hishiiyay wixii dhacay leyska iloowo oo horay loo sii socdo balse raaxo oo rabtay in aayna mar danbe gacliyaheeda cabaas weynin ayaa ku dhahday.
Raaxo: macaanka maxaad ka qabtaa hadii aan barito hooyadaa soo salaano, si aan ugu sheegno in aan is jeclenahay misane aan rabto in aan nolosha horo mar ka gaarno?
Cabaas: dabcan barito shaqo ayaan leeyahay balse bari dane ayaan aadeeynaa oo cawa ayaan wacayaa oo aan u shegayaa in aan hal habeen la soo seexaneeyno.
Markii loo taagay Maamada ayaa waxaa dhax martay shekadaan:
Maamada: haye gabadha uu wiilkeeyga jeclaa o madaxeeda iiga so tagay ma adigabaa?
Raaxo: haa hooyo anigaba sida aan u raadinayay waan daalay somahan.
Maamada : balse waxaan maqlay in aad guursatay ee waxaasi been miyaa
Raaxo: waa sax maamo balse hada waan kala tagnay wilkane ma aheyn mid aan aniga jeclaa, balse dhanka waalidka buu ka yihimid hadane waan kala tagnay.
Maamada: Cabaasne inteed iska hesheen
Raaxo: asiga oo masar u socdo ayaan eleboorka iska helnay oo hadane asiga ayaa daraad soo maray oo labo maalmood ka dib ayaan adayaa swedan.
Maamada aad ayeey ugu faraxday in uu wilkeeda dib u helo gacalisadiidsa , mamada ayaa wilkeeda ku dhahday:
Wiilkeeyga i dhageeyso, raaxo aad bey ku jeceshahay sida aan dareemayo, oo mudana waad kala maqneydeyn, markii aay ku weysayne waa ay iska guursatay ee hada maxaad ku dhahday gabadha, oo ma waxaad dhahday marba hadii aad aroos horay u soo martay maku rabi, waayoo gabadha qalad malahan oo calafka alla agtisa ayuu ka qoran yahay, ee hadaba ha xumeyn, jaceylkaadane ka run sheeg, caawane aniga ayaad ila seexaneysaan.
Raaxo aad beey ugu faraxday in maamada cabaas aay sidaas oo dhan aay wilkeda ula hadasho, Cabaas sidoo kale aad buu ugu faraxsanaa hadalada waanada u badan ee ka soo baxayay hoyadiis, balse markii lagu soo noqoday gurigii cabaas ayeey raaxo iyo cabaas, kulan aad dheer wada qaateen oo waqti badan qaatay
Raaxo ayaa hadalka ku furtay oo tiri:,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
Lasoco Qeybta Xigta Sheekadani.
kala Soo Xirir emailada hoose
Waaaaw waa maamo jcylka wax ka taqaan thats fani
Waaaaa qalad cafiskaas degdega ah waxaa loo baahnaa in u wax yar ku adkeeyo si ay ukululaato maxaa yeelay dembi kasta ciqaab ayuu leeyahay marka hore ciqaab kadibna iska cafi si ay markale ugu dhiiranin falkaan oo kale
Waxaan maqlay habluhu caraweelo ayaa udardarantay waana nagu cadow dhamantood, marka waxaan idinlehay ragow, NAAG ABAAL HAUGALINA, AMAAHNA HAUDIIDINA maxaa yee Horey ayaa waxaa looyiri NAAGUHU NINKEY LEGDAAN KAMA DULKACAAN, haheey marka aan iska jirno
Hahahahaha war wilka cal0l jilicsana gawar sxbta ehed o gursatay hadana hakugu so lawato ani un makayeli lehen.
Tas madhihi karo waa khalad raxana khalad manay lahayn waayo wuxuu ahaa mid walid ku qasbay hadana haday heshay gacaliyaheedi wa ay ku saxan tahay inay guursato .abaasna mar hadu helay qoftuu intaa raadinaye mahan inuu iska beer dareeyo jacaylkiisa wax khalad ahna malahan xoogaa intaa ay gursataynaa waxaa usabab ahaa abaas ay war ka wayday iyo waalid qasbaayo
Wooow guusha,uuu cabaas gaaray waa mid lagu farxo waxana ka dareemi karnaa mama hadal keeda qofkii caqli ku jiro ama jaceeyl hayo wuu garan karaa farxadaaaaaa,?ninkii kalow iska hadal,?horana loo yiri cadow love ma dhamado,in laga midowana lagaga gulestaa kkkkkkkkkk maynan aheen marqaan New,sssssss iyo asxabul marqaaaaan Comment,ssssssssssssss
Anigu waxan rabay inuu xooga ku adkeyo markiba wukayelay
Qof jacaylkisa helay waxka nasiib badan majiran haduu mar helay hayska gursado yaysan mardambe kalumine
Sudan ad iyo ad ayad u mahad santahay wa sax figirkagu markasto waxan leyahay jecelku ha gulaysto markasto necebkana hoos alha geyo
h h h go.anka cabas kuma farxin malaha wuxu moday inay kaliged dumar ka hartay raxo o jacaylki danbi ka gashay o ay habon tahay in la saro maxkamad jacaylka aya si sahlan gacanta ugu dhigtay inanki anaga iyo dumar maxa nakala haysta mar haday no dhola cadeyan wax kasta wanu iska ilawi
Jacaylku ha jiro yana la shaxadin
Xoriyo thank,s Dr?asxabta wali wax ku,adkenta ku dhagan qeybtii hore cadowga ahaa sida xamda waxan leeyahay shekada page ka ku jirta ee cilmi bodhr iyo hodan dib u,aqriye ? Hadi madax adeg rabaniya jirana alle ha,idinka saaro,aamiiiiiiiiiiiin insha,allah ? Jaceylku waa nolol eee nololasha hala raadiyo aqyaareey love hala raadiyo camal hahahahahahahaha
Waa run taas sxb jecel wu jiraa anaguna ma didanin balse waan in aad xaqaaga dhacsataa o adan is jilcin
ani waxan dhihi lahaa naag malawaysane raaxo kaliged looma gudine jacel kale haraadsado waayo ayadu hada wa garoob . Qudba siradi horay ugu shegtayba wa diidaye hada muxu ugu
colol jilcay!