Waxaa gudaha Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn maanta si rasmi ah ugu soo gaba gaboobay shir weynihii Beesha Cali Axmed ama Cali Gari ee Towfiiq 2, isagoona shir weynahani mudo gaadhaysa tobaneeyo casho uu Beesha Cali Axmed uga socday gudaha Magaalada Buuhoodle.
waxaana shir weynahani maanta kasoo qayb galay Qaar kamid ah isimada Deegaanada Sool, Sanaag, iyo Cayn, Waxgarad, Cuqaal, Qurba joog, Culumo awdiin, Haween, Dhalinyaro, Ururada Bulshada, iyo Marti sharaf kale oo aad u tira badan.
Hadaba shir weynahani oo ahaa mid balaadhan isla mar ahaan taana lagu daah furay qowlka eebe iyo wacdi diiniya ayaa waxaa ugu horeynba halkaasi ka hadlay Caaqil Cali Dahable oo kamid ah Beesha Cali Gari isla markaasna halkaasi ka akhriyey qodobo laga soo saaray shirkani.
Maansha allaah mar hadii caligeri horgalada go.aamiyey in ladili karo magna ayan lahay kuwa cadoga s.n.m lasocdaa godobna ayan reebayn waxaan ugu baaqayaa beelaha dhulbahante inay go.aankaas qaataan si xal loogu helo talada murugsan horgalkana meeshii lagu arko lagu dilo
waa war fiican
waxaase looga baahnaa warkan markii caligeri laascaanood isaaq ugu qabanayey oo meelwalba ciidamada kasoo gwlinayey oo saraakiishooda aan nin ka hadhsanayn oo ay weliba warbaahinta kaga faanayeen ibraahim caydiid iyo dalbac iyo weyrax in ay ka hadlaan oo wax ka qabtaan kuligood raali bay ka ahaayeen oo waa ku taageersanaayeen .war kani nama xiiso gelinayo qoladayada reer sool reer buuhoodlaa ubaahan
maxay uga hadli waayeen xasuuqii weyrax iyo ina caydiid ku hayeen maatada laascaanood oo weliba weyrax gacantiisa ku laynayey.sawtii ay la wada safnaayeen dibed iyo gudoba oo ciidamada usoo gurayeey dalbac waad maqlayseen maalintii uu kasoo galay isaaq wuxuu la haa waxaan ahay ninkii laascaanood uqabtay s/land hadeerna markii ay maatadaydii iyo magaaladaydii kusoo duuleen baan kasoo baxay buu yidhi.adeer dhulbahante waa kala xishoonayaa oo runtaynaan isu sheegayne weynu is naqaan waxaad maalintaas lahaydeen ugaadhyahan baanu laascaanood ka xoraynaynaa oo ah shacab dhulbahante ah aana cid ay haysteena jirin iyadoo la leeyahay xasan afqudhac baa ka dhashay isagii dhac reerkiisiina debeduu geystey yaa isaaq haystaa oo qaarna laayey qaarna hadeer rabaa in uu qabsado.
WARKA CALI GERI WAX XIISO AH MALA HA WAAYO WAA REERKA KELIYA OO HADDII DHAWR NIN OO IYAGA AH ISAAQ XILALSIIYO KULI QORYO UQAADANAYA ILAALINTA IYO QABYAALADA NIMANKAA ISAAQ SOO ADEEGSADAY HADEERNA WAX KALE MA DHICINE SARAAKIISHII ISAAQ USHAQAYN JIRTEY BAA MEESHA KA BAXDAY BAAN UGARTAY
waa war fiican horgalada la laynayaa ma kuwa hadeer isaaq ushaqeeyaa mise waxaa ku jira kuwii laascaanood isaaq keenay oo maatada qaxiyey oo cadawga dadka ugumeeyey caligeri maka hadleen
Sc
Somalidu waxay ku maahmaahi jirtey raad arooryo dib looma raaco,qodobada shirka towfiiq2 ka soo baxay dhamaantood waa wada waafi,haddii la yidhi horgallada wax ha laga qabto waa arin wanaagsan,waliba Caligeri waa ka dhab,reer cayneedna go`aamadaas kama foga marka laga reebo shakhsiyaad u daaqtaga maamulada.
Reer Laascaanood waxaan leeyahay ragga daaqtegey waxay u badnaan jireen reer Laascaanood,wixii ay cuni jireenna waxay ku noqotay sun illaa hadda talo ka wareersan tahay,haddii ay xal doonayaan dib ha isugu noqdeen oo ama dalkooda ha xoreyteen ama duligaa ku habsadey ha weheshadeen!
Bal eega reer cayneed iyo sida ay isu difaaceen iyo sharafta iyo karaamada ay ku nool yahiin maanta!
Hadalba uma furna illaa ay dhuugga loo xidhay iska jaraan!
waa war xiisa leh caligari waa hogaanka dhulbahante dadka kalena waa in ay ku daydaan hadii kale marba is canbaareeya cawdawgana dugsada gaar ahaan reer nugaaleed
maxay caligari ka cananayaan cidkastaa horgal wayleedahy xaga faroole iyo siilanyo ba
Waxaan layaabanahay ninkan le caligeri baa cadow laascaanood usoo horkacay oo qabsaday warkiisa waxaa ku jirta oo aan aad ulayaabay wayrax baa dad xasuuqay xaguu ku xasuuqay inlay goobjoog baynu wada ahayn inteena badaniye laascaanoodna waan joogey anigu habar caligeri waxka sheeganaysana ku arage waxaatidhi oo kale sxb gr ibraahin caydiid baa caligeri daba ordayey hadaba wixii daba ordayey ugaadhyahan bay ahaayen sxb waxaad tidhi gl dalbac baa ku faanay inuu laascaanood cadow gacanta ugeliyey hadba sxb xaqiiqadu waxay tahay haka leexan adeerkaa fu.aad aadan cade ayaa gacanta cadowga nugaal ugeliyey oo ay xuddun ugu danbeysey hadana arboogays iyo taleex ku wada ee wax iska celiya caligeri iyo axmed garaad toona dal kama maqna waxa maanta dhulkoodii lagu abaaninayaa waa idinka { gedmataye nugaalgodan hadaan gaadhka lagu meerin oo aan geesiyaal duubad iyo geeshash la.abuurin wallee gurigoo aad waydo iyo geedibaa xigiye}
asc dhamaan dhalin yarada waxaan u sheegayaa in aflagaadad gudaha ah la joo jiyo ıyo qabiil hebel sharkaana waxaa ka soobaxay wax dhulba hante oodhan udan ah haday kudhaqmayaane
haddii aad ahayd nin magaalo jooga iyo idaacado dhegaysta.ibraahin caydiid bbc da ayuu ka hadlay.weyrax dadkii uu dhaawacay oo weliba mudahraad ku laayey cismaan garaad soofaa loo geeyey oo daweeyey.
dalbac ka raadi kaydka warbaahinta maalintii uu soo galay oo mudahraadka soo dhoweynta ah oo ka hadlayey,
tan aad leedahay reer buuhoodle dhul kama maqna waa runtiin oo markii wax idinku yimaadaan waxaa tiraahdaan yaa dhulbahante ah naf iyo maalba dadkaad dhex yaacdaan oo dhulbahantaad ku tasbiixsataan.wixii isaaq lagula dagaalamayey ma aydaan lahayn rag dhiigii iyo xiniin yihii bay ahaayeen maalintii magaalada la qabsan gaadheyna ragii difaacay waad garanaysaan,
laascaanood ciidan iyo calaftoona kuma biirin kartid oo iyada iyo burco isku midbaad utaqaane
xasarada iyo hoodada keliya naga daaya oo markii laydin soo kireeyo aad soo yaacayssaan aniguna ma ihi ugaadhyahanka aad sheegaysid oo aan raga iyo naagaha midna ahayn