Waxay Inoo Maraysey Raaxo ayaa hadalka ku furtay oo tiri:,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
Qeybta 15aad
Raaxo ayaa hadalka ku bilaawday
Raaxo: macaanka aad baan kuu jeclahay adiga sidoo kale marka maxaad ka qabta hadii aan nolosha horomar sameyno?
Cabaas: Dabcan waa arin wanaagsan , balse ogoow hee in aay marka hore muhiimtahay in aan hal meel kuwada noolaano markaasne aan wax meel wada dhigano, sababtoo ah in aan ku guursado misane labo dal ku kala noolaano wax wanaagsan uma arko aniga
Raaxo:dabcan waa arin wanaagsan , balse somali waxeey ku maahmaahdaa LUGO DHIIQO GALAY MID MID BAA LOO SIIBAA oo hadba meeshii fudud aan ka bilaawno
Cabaas: ma xuma waa wax jiro diyaar baana u ahay in aan nolosho horomar ka wada sameyno balse waxaan jeclahay in aan marka hore ogaad waxa aan sameyn laheyn arooska ka dib,
Raaxo aadbeey u dareensaneyd hadalada ka soo baxaayo gacaliyaheeda cabaas in aay ahaayeen bal in uu wax lee hubsado , waliba ayada oo niyada iska dhaheeyso
Markii aan xamar joognay aniga ayaa ka diiday hadane xoogaa asiga ayaa igu adkeeynooyo walaahi aduunka waa wareegaa, balse wax kasto maalin uun beey dhamaanayaa
lamaanihii is jeclaa wixii aay maalinba maalinta kale udhibto waxaa soo dhawaatay xili aay Raaxo aadi laheyd wadankii aay daganeyd oo ahaa Swedan.
labadooba aadbeeey ugu xumaayeen in uu midba midka kale macsalaameeyo, raaxo waa ardayad oo iskuul baa u furmaya cabaasne waa arday iyo shaqaalo oo ma hayo fursad uu ku raaco qoftiisa, balse habeenkii ugu danbeeysay e macsalaameyska ayaa waxaa lagu hishiiyay in shaneemo(cinemo) leeysku raaco si film cusub oo markaasi jiray loo soo daawado
Markii shaneemada laga soo baxay ayaa waxaa dhaxmartay sheekadaan yar:
haye macaanta bari safar baa tahay ee maxaan isku ognahaya hee?
Raaxo: walaahi aniga oo faraxsan baan kaa tagayaa oo maba is laheyn gacaliyahaada ayaad dib u arkee.
Cabaas: waad ogtahay in aan waqti badan heynin oo aan kuu imaan karin ee goormaan kulanaa xageena ku kulanaa, Raaxo oo qosleysa misane kufaraxsan hadalka sarbeebta ah ee gacaliyaheeda ka soo baxayaan ayaa dhahday.
Raaxo; yarka waan ku fahansanahay swedan ma imaan kari ayaad ka wadaa ,,, balse fasaxa ugu soo horeeyo oo aan helo ayaan kuu imanayaa waliba waa waqti aan sidaasi u sii fogeyn
Cabaas: anigane xiliga koleelada marka la galo ayaan kuu imanayaa insha allah, Cabaas iyo gacalisadiisa raaxo intii ka harsaneyd safarka raaxo farxad iyo galgaceyl beey ku dhameysteen.
Raaxo ayaa markii aay tagtay hooygii aay ka daganeyd wadanka swedan horay ka soo wacday leenka cabaas balse nasiib daro cidne ma qaban oo wuu iska dhacayay, xoogaa ka dib ayeey is dhahday bal mobileka ka wac oo labo jeer markii laga qaban wayay ayaa mar u qabatay gabar ay mohamed daris ahaayeen o uu gurigeeda ku ilooway telfoonkiisa.
Sacdiyo: waan ku salaamay walaal , waa Tuma/
Raaxo; haye adigane yaad noo aheyd oo telfoonkaane kuu dhiibay?
Sacdiyo: taasi howl adiga kuu taal maahan ee is daji dantaadana ka hadal?
Raaxo: danteeyda ha i danbeeysii waxaan rabaa sida aad ku qabatay telfoonkaan/
Sacdiyo; abaayo xadkaada baad dhaafeeysaa ee dantaada ka hadal, telfoonkaan qabashadiisa cidne kala tashan maayo ee.
Raaxo; wagareey wagar baa la yiri…… waxaan u baahnaa ninkii telfoonkaan lahaa.
Sacdiyo oo ka xanaqday hadalada maseerka u eg ee gabadha ka soo baxayo ayaa ku dhahday ayada oo dhankeeda xanaaqsan:
Sacdiyo: ninka telfoonka leh magac buu leeyahay ee hadaad dankaleedahay magaciisa ku wac ama iska bax, Raaxo ayaa meel aay taagantahay garan weysay fahmi weysayne qofka aay tahay qoftaane
Raaxo: waa cabaas ee igu dhiib
Sacdiyo: walaal hada wuu maqan yahay ee caawa soo wac,
Raaxo: xagee buu jiraa?
Sacdiyo: suaashaasi mid aan jawaab kaa siinayo ahan e asiga lee weyii?
Cabaas wuxuu iska aaday banooni oo waxa dhacay oo dhanba maka war hayo
Cabaas ayaa markii uu banooniga ka imaaday loo sheegay in aay qof so wacday , balse looma raacin inay xoogaa yar hadalo kulkulul is dhaafsadeen, cabaas wuu iska fududeeystay ee wuxuu islahaa ayada ayaa kugu soo celineeyso ee asxaabtaada iskala sheekeeyso.
Wixii uu waqti socdayba waxaa la soo gaaray xiligii uu cabaas gurigiisa aadi lahaa oo uu isku diyaarin lahaa jiifka sababto ah barito waxaa laga sugayaa iskuulkiii.
Cabaas ayaa dhowr telfoonkiisa ku arkay in aay raaxo dhowr jeer soo wacday , oo durbaba horay ayuu ka wacay?
Cabaas; wooow macaanta , ilaah wuu ka nabad geeyay sax , alxamdullillah
Raaxo; haa macaanka…. balse xee tahay ma wax iga qarsan baa jira?
Cabaas; adiga leenba wax ka qarsaneeyn ee , see wax u jiraan , misane telfoonka aan qaban wayay ayaad ka xanaaqday?
Raaxo; maya maya iska dhaaf waxaasi markale ayaan ka wada hadleeynaa macaanka, o aan fursad u heyno.
Cabaas iyo raaxo sheeko ayeey iska bilaawdeen iyo in waayo waayo laga sheekeeyo iyo xiliyadii aay is qarsan jireeen, balse cabaas ayuu la soo gaaray xiligii uu seexan lahaa asiga oo qoftiisa tusayo in uu daalan yahay ayaa ku dhahay:
Qofta waan sii jiifanaa hadii aan ku dhaho maxaad ka dhihi laheyd?
Raaxo ayaa hadalkaasi dhibay , ayada oo markii horaba xanaaqii aay qabtay iska qarsaneysay,,, niyadane iska dhahday, hadii aad hada u sheegto wuxuu ku dhahaya wali ma maseerkii baad wadaa marka iska dhaaf oo iska fasax ha iska seexdee.
Raaxo; oke macaanka ii seexo balse naga daay waxyaabaha qaar ee aad ku dhaqmeyso oo uu nafsadeeyda dhaawici karo ama xuman i galin kara.
Cabaas: ma wax aan sameyay baa jira mise waano leed ka wadaa?
Raaxo; waanone waan ka wadaa waxne waan ka jiraan hadii la rabo ee adiga is garo hadane macsalaamo
Cabaas ayaa fahmi wayay meel aay u wax u socdaan balse ku dhahay
Cabaas: oke hurdo wacan ayaan kuu rajeynayaa hadii aad qalad fahantayne waad sheegan kartaa ee waa inoo barito iyo marka aan iskuulka ka imaado macsalaamo.
Cabaas ayaa markii uu iskuulka ka yimid horay ka wacay asiga oo rabo bal in uu ogaado waxa meesha ka socda iyo sida aay wax yihiin ,
Cabaas ayaa markii uu wacay hadalka ku furay……………………………….
Lasoco Qeynta Xigta Sheekadani
Kala Xirir Emailada Hoose
Waaaw hada ayay sheekadu laba kharaxday likiin codsi isbuucii dhorjeer ayaan codsaneynaa in aad nosogelisaan webka thankz
Thank,sssssssssss dhamaaan walaalaha marqan New ? Balse dacwad yar oo ku,aadan in aad naga sooo gaabiseen sheekada,ayaan idiin soo gudbinay ? Eeeee wax halaga Qabto plzzzzzzzzzz ?
Wan kusalamay sudaan
Waxaan rabaa in aan su’aal weydiiya 4 qof kuwaas oo kamid ah aristiyaasha webkan kutaxan kuwaas oo kala ah 1 DALMAR YARE, 2 SUUDAAN, 3 SUMAN CALI, 4 SAHRO Plz waxaan idinka codsanayaa marka aad arkataan iisheega gor aan onlan midkiin ku helikaro in kastoo aan markasta anigu onlen ahay hadana kudadaala in aadan kabixin marka aad sogashaan webka qeebtiisa jecelka cabaas iyo raaxo si aan markad sogashan ishega si aan su aalo idin weydiyo coz onl… Ayan ahay markasta thanz
Waaaan kaaa Qaaday Sxb sare Sami ?
Kadaa sxa Axmed miyaa lagu dhahaa
Sxb su’aal ayaa cawa kuutaala ee udiyar garow
Sami su,asha maxay tahay soo Daaaa masuul ? Hdan ka seexdana waa,inoo aroortii hadu,alle,ido ? Mida kale xagee joogtaa sxb ? Igana raali noqo anaba su,alo bilaabay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk ?
Nairobi
Sami ayaaa nahay sxb
Adigana sxb
Waan ku faraxsahay in aan isku magac noqona
Maaansha,allah ?
Soo daaa heeee su,asha mise ?
Hurdana ihaaysa sxb mcn ?
Suudaan ayaan joogaa sami
Sami ma sexatay adiguna xageed jogtaa
Sidoooo kale waaan k faraxsanahay sami Barasho wacan sami
Ok numbaz ma isticmashaa?
Kkk walee waxbaa ku heysta
Su,asha sooooo daaaa sami , aadbaana uxiiseeeya barnamij yada loooooooove
Haaaaa sami waan isticmala Nimbz
Kkkkkkk xeelad ayaaan u leeyahay aan kaga baxo sami
War weligaa adis ababa ma tagtay sxb jecelkeyga ayaa igaga dhaxdhumay qaab aan aga quustana waan la ahay koley waad garan kartaa jecelka qaarkiis maqana jooga ayuu kadhigaa misne dadla ayuuba kugu diraa
Habeen wanagsan sami masuuuul sare ?
Seee u ?
Qeyr ayaan isku ognahay Sami
Walahi adaan sheeko qisada jecel ee 7 sano nafteyda marna farxad siisay marna murug siisay hadan dhoho waxbaan kashegayaa dadka weywada ilmenayaan nafkasta dab ayay u su’aala iska weydiineysaa
Aduunka sidiisaba waa imtixaan marna waa amakaak ashqaraar iyo ciil marna waa amusnaan afka oo laxerto iyo aafa balaaran
Sorry sxb sami waaa ka xumahay haka quusan ayaan ku dhahay mida hadana ka tusaaale qaado ? Sorry waligay Adis ma tagin ? Garabkaga alle hagalo ana waan kula jiraaa sami
Wanaagsan o wacan sami slp wel
Sami caloool xumo ha,is galin wax kasta waaa niyada waxay niyadu ogolaatay wax ka qiima badana ma jiraaaan 7sano ooo barwaqa ayaaan kuugu duceenayaa in alle kula wadaajiyo midaaa niyada ku haaysid dadaaal baase la,is ku dhaafay dunideee dadaaaaaal sxb mcn waad helaysaaaa iiiinsha,allah
Waan kuu joogaa sami isma dhaafno sheekadadana waaa mid xiiiso leh waaaan isku warami doonaaa sxb sido kale hurdo cafimad leh ayaan kuu rajeenayaaaa
Ok sxb waxbadan aniga ayaa kushegi dona isha numbz kudarso markad janis hesho insha allah waakan barre-16
Thank u sxb mcn aad ayad ii farax gelisay waanada waa mid niya lagu dejinkaro waxaan idinku doortay afartiina waan hadaladiina ayaa iiga baxay in aad tihiin dad aftahaniin ah hada sami adiga ayaa ugu horeeya waana ku arkay wanaaga qalbigaaga waxaan ku balan qadaa in aan kaaga shekeen doono dhibka iga qabsaday misne ilaa iyo hada aan ladareemayo calolyow walahi in aan ku faneynid waxaan ka diyarayay hal gabey adiga naftada waan garan kartaa nin xilagan sojeedo oo subixiina shaqo laga rabo in uu ukalaho maseexdo balse alle isaga ayaa naftan abuurtay
caadi maahan marqannews dadka waayo waayo iyo jacayl bey xasuusinayaan marka koley asaxabta waa lahaayaa eee waxaan ka codsanayaa wixii qiso jecel haayo in ay noo soo ban dhigaan waana mahadsan tihiin
Waaaaaaaw manta waykacsantahay shekadu lkn waad nagu yaraysen marqaanay
Ok.thank,ssssss Tooooooo ?
Salan sare xamda iyo amina ?
Xamda manta waad codaysaye see camal heeee kkkkkkkkkk ?
Axmad iYO suudaan meshan ma aha mel lugu shekesto sxbyal online kale ku shekesta inta waa fikraddada ka dhibo uun kaliya mahad sanidin
Suudan midlamida saaka xisayledahay shekadu indr
C/raxmaan sory sxb waa runtaa in aan ku shekasano waa qalad
Sudaan waan ku salamay sxb mcn xamda sidokale waan ku salamey
Wnkaqaday indr
Ina dhicisoooooooooooow
hagaaaaag weeeye ?
Waanse is iloownay sorry ? Waxana usabab ah cidlada ? Fikirkagana ma,arko,aan ka,aheen in aad anaga nagu masqushay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkk ina dhicisow iga boti aan sami gayga salaanta ka qaadeee kkkk ???
Waan kaa qaaday sami ?
Thnk u hamda
Wow wan kahela qiso yinka jecelka ah insha alh ana wan sogudbin dono qiso dhab ah o ani gu dhacady
asc asxbta dhaman kutaxan webka sln sare ayan idinleyahay
Waan idinsalamay marqan iyo akhristayaasha waxaan usheegayaa axmadani anigaa jooga adis oo ku caawinaya hadaad jacaylkaaga aydaan xidhiidh lahayn oo aad ismoog tihiin
Mumtaz waad mahadsantahay walale waan ubahnaa ruux adis gooji jecelkega ayaa meshaa jogato caro darteet ciwankan igala so xirir anigaa fahfahin kasinaya axmadaani@hotmail.com ama kan barre-16 waa numpaz kan walal thank u
Mumtaz waad mahadsantahay walale waan ubahnaa ruux adis joogi jecelkega ayaa meshaa jogato caro darteet ciwankan igala so xirir anigaa fahfahin kasinaya axmadaani@hotmail.com ama kan barre-16 waa numpaz kan walal thank u
sheekadan aad bay u xiiso badan tahay lkn dhamaadkii wali ma ahayno
Mansha alaah meeshaas wacdaraa ka dhacay oo sheekadan axmadaani ooo samri laahaa ayayba wax soo xasuusisay sxb waxan ku leeyhy garabkaada oo ilahay hakuu soo sahlo jcylkaada inaad hesho waan kiu farxaa dadka is jcl wana ku slmya insha alaah waxan rajaynaynaa inan maqalno inaad heshay lamanhaga
Amiin
Hanzata thank u sxb mcn imadaa iyo mid lamid ah