Gabadh ayaa sheegtay in ay jeceshahay in wiilasha ay barato ee ka doonaya in ay la sheeko wadaagaan ay ku sameyso dhacdooyin lala yaabo.
Muumino isaaq oo ah 18 jir ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in dabeecadeeda ay ka mid noqotay in ay wiilasha xiriirka ka doonaya in ay sidaas ula dhaqanto, laakiin aysan ka ahayn in ay raga xumeyso.
Muumino waxay sheegtay in dhowr wiil oo ay baratay ay qaarkood ku sameysay dhacdooyin kala duwan, waxa ay sheegtay in qaarkood markii ay la balantay oo guriga ay ugu yimideen ay dharka ku dhaqatay.
Waxay sheegtay in qaar kale oo Taleefan ay ku baratay ay gabdho kale u diyaarisay, isla markaasina ay ku xujeysay in uu ka soo dhex saaro.
Waxay sidoo kale sheegtay in qaar kale ay u diraaisay Rag, kuwaaasi oo markii wiilka uu u yimid cabaarna la sheekeystay ku soo baxay ayagoo qoryo wata handaday, inkastoo markii dambe laga raadiyay.
sheeko ciyalciyal le waye taan wax macquul shega
kkkkk war heedhee sheego ciyaal baad bilowdeene maxaay tahaay waxaad dhacdadaa nogo sheegaysaan ma sheegko ciyaaled kanbaa maxaay tahaay naag baa nin dharku dhaqataay
asc reer marqaannews waan idiin salaamay waxaan leeyahay gabadha sidaas sameysa mar walba oo jecel in ay wiilasha ku dheesho markay xag alle ka aaminaan iska daa walaaley waxaas foolxumada ah hadii kale maalin maalmaha ka mid ah alle ayaa kaa jaazin doona
Asc waxanlaeyay waxatabinaysa aqoon umalihidin ka Shabakad ahaan tangabadha an usolaato waxakaaxun cidi kushukaansatay qabriga kahore ayaana lagucadaabidoonaa kiikuguqaldamana caloosha intuukuubuuxiyo ayuu dabada kalaadi doonaa ish Alah teg cere
kkkkkk miyssn waxba la iska dhimayn yadoo buurburan ayaa la siku dhiibayaa miyaa geedba la iskugu soo gaban maayo …………….kkkkkkkkkkk
sheeko ciyaalka ninka waa lagu yaqaana caan buu ku yahay
lacagta meel walba wuu u gala
Ciyaal Dhoocil shukaansaday haddii ay dharka ku dhaqato wax macna ma samaynayso waa iska caadi hala isku dheelo hadhowna yaan la calaacalin
waryee waat ciyareysan
ninkasta ma qimo darno
kkkkk,,,,umaalayne maayo samanadeen inne nin wanagsan jiiro oo dharka laagu dhaqda ama laguu feraysta kkkk ,,markasta niimanka xuun inkasto caawa anoo iskaa layrsanaya anne miirqan news unne iskaa arkaaye oo fikirkayga kaa dhiibtaye kkk akhyarta mantan idin ahaye ee waan idiin salamaaye ,,, all
lolz aniga waxey ila tahay gabadhu ma garaneeso si dharka loo dhaqo marka waxey raadineesey nin dharka si wanaagsan u dhaqi kara waana sida aniguba yeeli lahaa fariid noolaaw kkkkkkkkkkkkkk
Asc aqyarta marqaannews waxaan umaleyn gabadhan waxey ka yabtay wiilasha gabdhaha iney jcl ubilabana kana radsado midkale gabadhaan waa midii wiilasha gabdhaha dhibay ala usoo dhiray. War dadow maa aad arkin gabar jcl aawged wiil dharka udhaqda taasi la yaab malaha k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Waa jclka la isku shaqeysto