Waxay Inoo Maraysey Cabaas Oo markii uu wacay hadalka ku furay……………………………….
Qeybta 16aad
Cabaas ayaa markii uu iskuulka ka yimid horay ka wacay asiga oo rabo bal in uu ogaado waxa meesha ka socda iyo sida aay wax yihiin, oo wuxuu hadalka ku furay:
Galab wanagsan yarta, waxaan maleynayaa, in aad fursad aad igu sheekeeyso heeyso?
Raaxo: hadii aan mashqulsanahay xitaa fursada waan kuu sameynayaa adiga, oo waxaa tahay nafsadayda qofkii aay tabeysay marka eraygaas mar danbe yaanan laga maqlin macaanka.
Cabaas: aad baad u mahadsantahay qaali ee see tahay adiga, xoogaa waan kuu soo xiisay camal ma jirtoo.
Raaxo: Macaanka anigaba sidoo kale, marka maxaa inoo kala danbeyay hee qaali?
Cabaas: dabcan xageeyga wax zaaid ah ma jiraan, balse waxaan jeclaan lahaa in aan ogaado waxa dhankaada ka qaldan.
Raaxo: Macaanka marba hadii aan ku heysto waxba ma iga qaldanaan karaan balse xoogaa yar ayaan…….
Cabaas: wixii aad tabaneyso in aan kaa qanciyo ayaan diyaar u ahay si aay nafsadaada farxad lee ugu jirto , marka wixii jiro sheeg adiga oo anan waxba iga qarin.
Raaxo aad beey u cabsaneysay misane rabta in ay waxa jiro sheegto ayaa ku dhahday :
Qaali waxa jiro waan ku sheegayaa balse in aadan iga xumaaneynin oo nafsadaada sidaan i ahaaneyso i balan qaad.
Cabaas: sidii aan balan leen kaaga qadayay waan daalay balse hadane waan qaaday balanta
Raaxo: macaanka shalay ayaan markii aan ku soo wacay telfoonka qofkale iga qabatay oo waliba dumar ah , dabcan hadalo ad adag ayaan kala kulmay
Cabaas: hadalada ad adag maxaa ka mid ah?
Raaxo: yaa kaa maqan , dantaada ka hadal, xiliyada dadka la soo waco baro iyo wixii la mid ka ah , marka ma filaneynin in telfoonkaada sidaasi leyga dhahayo qaali , hadaad iga qancisone waan kuu duceyn lahaa oo oodin ayaa iga foqeeyso qaali
Cabaas: dabcan horta balantii aan kaa qaaday waan ofinayaa o e makaa xanaaqin , tan labaad , qofka telfoonka kaa qabatay waa gabadhii maalintii aad imaaneysay guriga nagu soo dhaweyneysay , wa gabar aan is naqaano mudo dhowr sano ah , oo walaaltinameeda iyo kalsoonida aan isku qabno iyo kaftanka aan kaftano ayaana caadi aheyn , marka ayadane waa aay kaftan badantahay
Raaxo: oke balse telfoonkaada maxaa u dhiibay , waa hadii aan suaashaas ku weydin karo e
Cabaas: wax walbo waad i weydin kartaa , telfoonkeeyga ayaan gurigeeda ugu tagay oo banooni ayaan adayay , marka telfoonkeyga ayada ayaa dad ka wacaneysay marka sidaasi ayeey ku imaaday .
cabaas oo hadalka wato ayaa dhahay
Cabaas: Macaanta maxaad ka qabtaa hadii aan ayada ku baro oo aadba saaxibtaa si aadan mar danbe iskuugu dhicin , sababto ah marmar badan in aay telfoonkeeyga kaa qabato ayaa suuragal ah
Raaxo oo qosleysa ayaa hadal yar misane aad u cuslaa ayaa hoosta ka galisay ayada oo leh
Raaxo: marka hadii aayna wax xiriir gaar ah idinka dhaxeynin waa oke
cabaas iyo raaxo sidii ayeey sheekadooda ku sii wateen balse cabaas ayaa markii uu telfonka dhigay horay ka wacay sacdiyo(gabadha dariska la ah cabaas)
Cabaas: waad salaamantahay waaba hadii aad salaanta rabto e
Sacdiyo: maanta salaanta waan diiday camal , ee ka waran xaalka waaba lagu wayay xalay iyo maanta e
Cabaas: adigaba waa lagu wayay , ee xooga ka dib ayaan ku imanayaa ee qado noo sii diyaari xoogaa sheeko macaane waan kuu hayaa e
Sacdiyo: maxaad ka qabtaa hadii aan maanta banaanka wax ka soo cuno , oo aan xooga ka dib ku soo maro
Cabaas: adigane caajiska ayaan kugu jeclahay , oke isoo mar hee maxaan ku diidaa
cabaas iyo sacdiyo ayaa markiiba isku raacay goob cunto oo la yiraahdo KFC oo aan sidaasi gurigooda ugu sii fogeyn
markii la soo dhigay cuntadii ayuu cabaas ku bilaaway sheekada
Cabaas: yarta warka isii hee , shalay qofteyda ayaad iga taabatay camal nooh ee maxaa ka jira
Sacdiyo: bis wayay o hada meel lagaa taabto oo aad ka jilcantahay ayaan helay , adeey kuu taalaa , adigane maalin kasto xalis lee diyaar u ahaaw yarka ahahahah.
Cabaas: in aan ku jijibiyo maka baqeysid miyaa oo wax iga kaa celinaayone ma jiraan e :d
Cabaas iyo sacdiyo sidii ayeey maalintooda ku soo qaateen , waxaana lagu hishiiyay in sacdiyo iyo raaxo leys baro , si aay iskaaga war hayaan.
Raaxo iyo Sacdiyo ayaa si wanaagsan isku bartay ayada oo ugu danbeytii gaartay in aay raaxo iyo sacdiyo isa soo booqdaan.
dhanka kale cabaas aad ayuu ugu faraxsanaa in ay raaxo iyo sacdiyo sidaasi oo dhan isku bartaan.
wuxuu waqtiga is guraba waxaa soo dhaawatay xiligii fasaxa kuleelada, Cabaas iyo raaxone waxeey ku hishiiyeen in aay bil soo wada joogaan guriga raaxo(swedan) bisha kale xaafada sacdiyo iyo cabaas (holland), balse markii uu cabaas tagay wadanka swedan ayaan waxaa dhacday qiso lama filaan ah oo cabaas iyo raaxo labadaba aayna filayn
Cabaas iyo raaxo oo iska wareegayo magaalada ayaa raaxo waxaa u soo dhacay telfoon nafsateeda dhaawacay, telfoonka waxaa soo diray ninkii aay raaxo kala tageen ama aay horay leyskugu soo daray, Raaxo ayaa markii aay telfoonka qabatay ku bilaawday:
Asc, maxaa daran?
Ninkii hore ee raaxo: wcs, aadbaan ugu faraxsanahay in aan codkaada maqlo ee sideey tahay qaali?
Raaxo: Maku fahmin , ee maxaad ka sheekeeyneeysa, sxb dantaada ka hadal mashquul baan ahay e aniga.
Ninkii hore ee raaxo: waan dareemi karaa in aadan i fahin karin balse, dhib malahan waan is fahameeynaa ee ka waran adiga xaalkaada?
Raaxo ayaa hadalka ka soo yeeray ninkan aad uga xumaatay, Raaxo ma rabin in Cabaas dareemo waxa dhax maraya ayada iyo ninkeedii hore.
Raaxo: walaal hada fursad aan telfoon ku hadlo ma hayo oo qof nafsadeeyda qaali u ah ayaa ila socdo marka qeyr baan kuu dhafay.
Ninkii hore ee raaxo: oke qeyr baan kuu dhaafay insha allah habeen danbe ayaan kuu imanayaa oo aan kulmeeyna hadane macsalaamo.
Raaxo: mudo bil ah marti qaali ah ayaa ila joogto marka sidaasi ula soco?
Ninkii hore ee raaxo: dabcan guriga qolol jiif ah oo nagu filan waa ku yaaleen, marka waa inoo habeen danbe hadane macsalaamo.
Raaxo: sxb gurigaasi ha isku imaanin qof qariban ayaa tahay e hadaad imaadone ogoow in anan kugu soo dhawey doonin , hana isku soo lug gooyinn ayan ku dhihi lahaa.
Cabaas sheekada meesha ka socoto waa uu fahmi wayay oo waaba yaabanaa sida aay u hadleyso raaxo iyo qofkaan aanan rabin in uu telfoonka dhigo.
Raaxo sheekadeeda ayeey iska wadatay oo waaba iloowday in uu caabas meesha jooogo.
Ninkii hore ee raaxo oo hadlaya misane u dulqaadan wayay hadalada ka soo yeelay raaxo ayaa ku dhahay:
Ninkii hore ee raaxo: qof aniga iga muhiimsan maba kula socon karo mana kuu soo marin karo ee hadaba ogoow in aan habeen danbe iyo habeenka ku xigaba xaafadaada joogi doono.
Raaxo oo aad u xanaqsan aya ku dhahday:
Raaxo: qofka ila socdo waa gacaliyaheeyga qaaliga oo waliba ah qofka nolosheeyda maamuli doono , heerka aad is gaarsiisayne ma joogtid e hadabe macsalaamo.
Raaxo ayaa marka aay telfoonka damisay garabkeeda bidix ka aragtay cabaas oo xaalkiisa is badalay misane xanaaq wajigiisa laga aqrisan karo.
Lasoco Qeynta Xigta Ee Sheekadani…
Kala Xirir Emailada hoose Haduu Ku Dhafay.
F..G Raali galin MudadaDib U Dhacday Sheekdani
Asc hayay sheekda hadey labo qarax kiintay ninke hore iyo sacdiyo ha lis baro cml majirto
War kanina xage noga yimi sawka xumeyay shekadi balayo kugu dhacday
Haa sacdiyo haysku fereyo de ilayn dulsar looma baahnee
Naga tag aniga shekada iney sidan isu rogeyso kam fikireyn
waxan ku fikarayey iney sacdiya dhex sur naqon doonto
ninkii horaaba soo laabtee
dhib waaxid
Asc dad is jecel sadexeye malaga wayo run ahan ninkana wuxu noqday xasidka jecelka raxo iyo aabaas
nin kaan gabadha muxuu uga qasayaa
markii hore muu ceshado haduu sharaf leeyahay cii aaba iga haayo cml
siday aniga ilatahay sacdiyo baa meeshan ka faa iidayso cml
Gabadhi maxa qabsaday ki hore & cabas armay guriga isugu yimadan o la isku fedh mesha ceeb tacal
Waryaada sheekadaa maad badisaan waata bashi mar soo qoresaane masa waad fakartiin
Hooyadiiin wasa anakaa been noo qoreesaan xaraaan ayaad tihiin wacalo war wax fcn keena ama kacarara meesha
A S C wan idinsalamay dhaman asxaata ninkan caytama waryaa yasiin hooyo lama cayo hadaad hore ulasocan shakadan wey adagtahay in aad fahamto, mida kale raaxa iyo cabaas mashaqa ayaa utimid balse waxaa nasiib daro noqon donta marku kan raaxa aykala tagen layimado anigana jacayl abaa ihiya markas wey adkaneysaa sida xal loogu helo coz nin jecayl haya indha malahan balse sida muqata hadu noqdo sidii hore e ahayd guur ayan rabaa sacdiya hakuqabto ilen nag ayu rabakeliya kuwana jecelkodo hagulesto
A.S.C asxaabta dhamatiin waad salamtihiin mesha mashaqa soo dhex gashay lkn markasta jcylka ayaa guulaysanaya labo kasta oo is jecelna way arkaan dhibaatooyin badan lkn dulqaad iyo samir ayay ku garaan guushooda raaxo iyo cabaasna saasan u rajaynayaa
Hada ayay dha dhan yeelatay sheekadu horaa loo yiri danbas aan kulaykiisa la arag dabkiisa lagama leexdo jacayl aan dhibaato soo wajahin dulqaad &samir looga gulaysan mirihiisa lama gurto so saas ayay sheekadu ku macanatay waayo hadhow ayagaa isku hari doona oofarxad kuu wari doona