TV-ga euronews reporter Ayaa Soo ban Dhigay Xog rasmiya Xog Taasi Oo Ku Saab san Inay ciidamada loo yaqaan EUTM ee Midowga Yurub taba Bari siyaan ciidamada Soomaaliya.
euronews reporter Ayaa Sheegay Inay ciidamadani Qaar ka Mida Ku Sugan yahiin magalada Muqdisho Iyagoona Taba Baro sare U Sameeya Ciidamada soomaaliya Iyo kuwa Amisom.
Dhawaan Ayaa Qaar ka Mida Tv-yada calamka waxay Sheegeen inay ciidamadani Xeryo ku leeyahiin gudaha soomaaliya Iyagoona Dhanka taba barka Ka Caawiya Ciidamada soomaliya.
Muqalo uu Dhawaan faafiyey TV-ga Press Tv Ee dalka Iiran Ayaa sheegay Inay Ciidamadani Sihoose uga Howl galaan gudaha Magalada muqdisho.
Halkani warkani Uu faafiyey euronews reporter Ayaa Muujinaya Ciidamada oo taba baraya Ciidamada Soomaalida ee nabad Sugida.