Odayasha Dhaqanka Ee Soo Xulay Xubnaha Barlamanka Soomaaliya Ayaa Xiligani intooda Badan Waxay Kujiran Xalad cabsi ah taasi Oo Uga Imanaysa Koxaha Mucaradka Iyo Al-shabaab.
Xili Kulankii Ay Ku Soo Xulayeen Oadayasha ku lahayeen magalada Muqdisho Ayaa Al-shabaab waxay ku hanjabtey inay xabad xabad U laynayso Odayasha xadii Aysan Faraha Kala baxin howlahasi.
Inkasta oo Odayaasha dhaqanka Arintaasi ka Biyo Diideen Ayaa Xiligani waxa soo baxaya Wal wal Soo Food saray Odayasha Dhaqanka Intooda Ku sugan magalada Muqdisho.
Waxana Xalay lagu Diley Magalada Muqdisho Oaday Nabadoon ka Mid ahaa Kuwa Soo Xulay barlamanka waxana Uu noqonaya Odaygii 3-Aad ee lagu Dilo.
nabadoon maxamud maxamud yuusuf Ayaa xalay kooxo Hubaysan waxay ku dileen Xafada wada Jir Ee degmada nasteexo.
Dowlada cusub ee Soomaaliya Ayaa faraha kala baxday Amaanka Odayasha dhaqanka Iyadoona Xata Jirin Cid Loo Soo Qabtay kuwii horay loo Diley.
Marka Laga reebo Inay sheegtay In ay kudaba Jirto Dadka Ka danbeya Dilka Nabadoonada bla diley.