Wwasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Maamulka Puntland Ahna Musaharax U tagan Xilka Madaxweynaha maamulkasio Ayaa Maanta Sidiiran Loogu Soo Dhaweyey Magalada Bosaso.
General cabdulahi Sicid Samatar ayaa Siweyn waxa uu uga Had Lay Arimo badan Isagona Siweyn ugu Dheeraday Khilaf U Dhexeya Isaga Iyo Xukumada faroole,
Waxana Uu Sheegay In Khilafka U dhxeya Isaga Iyo faroole Salka Ku hayo Mustaq Balka siyaasada ee maamulka Punland loona bahan Yahay Isimada Inay wax ka Qabtaaan.
General cabdulahi Sicid Samatar Ayaa Sheegay Inaysan macquul Ahayn inuu faroole Dhinac Maro Wadadii Uu Xilka Ku Soo Fuulay Ee uu ku Dhartay 4-ta sano Ayna Tahay Midaysan ka yeelayn Siyasin Ahaan.
”Anaga iyo Xukumada faroole Khilafka yaga waxa gacanta Ku haya Isimada Waa Inay Dhex galaan Ayna xaliyaan,Faroole laga mayeelayo inuu garab maro Wixii uu ku dhartay”Ayuu Yiri General cabdulahi Sicid Samatar.
Waxa uu Sidoo kale Shegay Inuu Faroole Yahay Shacsi riyoonaya Aysana Macquul Ahayn Inay Mudada Yar Ee Koban lagu Hir gali Karo nadamkaXisbiyada badan.
Musharaxa Jagadda Madaxweyne ee Puntland Gen Cabdullaahi Siciid Samatar ayaa sheegay in Saxaafaddu tahay xor loona baahanyahay in Xornimadeeda la siiyo balse aan laga dooneyn Dawladdu iney ku sameyso Xanibaad.
Waxana Uu Sheegay In Dadlka Oo Lacaburiyo Aysan waxba Ku hagaagin lakiin Ay Ku Xumadan oo kaliya.