Magalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose oo hada ay mamaulan ciidamada isku dhufka ah Aya Warbaahinta kenya Waxay Siweyn uga Hadasha xaladaha.
Marka warbaahinta qaar ka hadlaya Xaladaha Magalada kismayao ayaa Ku sheegaan inay Magalada kismaayo tahay dowlad deeganka Cusub ee kenya tasai oo micnaheeda ah inay maamulaan kenya,lakiin masuulinta Maamulka raskanboni aya Warkaasi beeniyey.
waxayna Ku tilmameen xaladaha magaladfa kismaayo mid gacanta ugu jirta wax garadka Gobolkaasi ciidamada kenyana Ka Amar qataan kuwa Gobolka.
Hada Tv-ga Dalka Kenya Ee Citesen Tv Ayaa Warbixin waxa Uu ka Diyaariyey Xaladaha ka Jira magalada kismaayo Iyo waliba sida Jawigeeda amamaanka xiligani uu yahay.
Hogaamiyaha ururka raskan booni Oo Tv ga Waraysisiyey ayaa Sheegay Inay xaladaha magalada kismayao yahiin kuwa Maraya halkii Ugu Wanagsanaa.

fikirkeyga wuxu yahay in dowlad ay ka jirin somalia maxa yelay dowlad dowlad ma dul daganan karto sida awged somalia dowlad ka jirto haday jirto mid hada taliso ma ahan wa lo taliya
A s c walaalayaal ma aha inaan runta indhaha ka qabsano runtana aan kaleexano mana aha inaan sida ciyaalki ookale aan ku hadaaqno wixi kolba nala qumanaada mana aha qofka bini aadamka ah in waxaan jirin uu daliishado si uu runta u qariyo waxaan ula jeedaa ninka leh dowlad kama jirto dalka maxa yelay kenya ayaa kismaayo joogto muu arko tan muqdisho joogto ee amaankeeda xataa sugila maxa tusay tan kenya maad aragtaan kumanaanka qaxootigaa ee jooga kenya gudaheeda xitaa madax waynaha xaaskiisa waxay qaxooti ku tahay kenya islii waa wadan gar gaaray umada hadana ka qayb qaadanaayo xasilinta iyo amniga dalka waxu lamid yahay kuwa jabuuti ugaandha burundi itoobiyo marka SHEEKADU WAA ORGIGA KAWAYN marka cidi xumaankale wado ha is cadayso ma ogiye mar mar siyada haladaayo tankale DIGAAGTAADA IGA CESHO WAA DAAN DAANSI HORTII anagana dowlado hanoo soo birmadaan inigana cidii idiin soo birmataa wa cadow k k k k wa aqli hawiye iyo raxwayn