Ayadoo aan wada ogsoonahay ın khılaaf xargaha goostay oo sababay ın ay kala tagaan fanaanıınta waa weyn ee bashıır hanuunıye ıyo farxıyo fıska ayaa haatan xaalka ısku badashay mıd waalıd ıskuna fadexeyaan.
Hooyada dhashay Bashıır hanuunıye ayaa soo aaday hees sıweyn oga wada naxeen fanaanıınta soomaalıyed shacabka soomaalıyeedna kayaabısay ayaa goor dhow soo baxday ayadoo ınta badan dadka lafajaceyn amkaak kunoqotay.
Khilafka nU dhexeya Labadani lamane Ee Jaceyl wadag ah Ayaa Noqday mid Siweyn Fananinta U hadal hayaan Isagoona ilaa Hada Xal laga gadahin.

asaga iyo hoyadiiba waa nasab dhiman bal fiiri hadaad rabto inaad wiilkaada waaniso ama wax usheegto mala niikiyaa tan maama ma aha waa ciyaal suuqad
heesta baah waano wax ceeb ahna kuma aysan hadal ee ha aflagaadayn dadka fiska adna waxba ahka xumaan heesta
Asc mid xigta masalaani Yare adiga duco iyo hees cey ah sidee u kala taqaan mida kale hooyada wiilkeeda wey u duceyn kartaa ciyaalsuuqna maaha waadna Edeb daran tahay dadka ha,isku dirin aqlaaqda ayaa kaa lunsane !!