Ururka Al-shabaab Ayaa Siweyn Uga had lay dagalada Dhawaan ku qadeen Magaalada muqdisho gar ahaana xarunta Madaxtooyada Vila Soomaaliya.
Gudoomiyaha Al shabaab ugu magacaaban gobolka Banaadir Cali Maxamed Xuseen (Jeesto) ayaa sıı raacıye ın amısom wadı doonto tanı aaqıro dagaalada ay kubaacsanayaan waxaana ay sheegeyn ın shacabka muqdısho oga baxeyn jıhaadkıı ay kula jıreyn blse ay kaqaadı donaan tılaabooyın.
Shabaabka ayaa sheegay ın shacabka muqdısho Markii hore kuwada jıreyn dagaalka looga soo horjeydo xulufada dowlada ıyo Amısom blse waxayn haatan qıreyn ın oga baxayn arınkaası blse ayaga utaalo sıda wax kayeelı donaan arınkaası ee dhageyso.
Cali Maxamed Xuseen (Jeesto) Waxa Uu Sheegay Inay Nabad Ujirto Shacabka Inta Al-shabaab Ka tageerayaan,waxana uu intaa Ku daray Inay Amana Buuxda Haysteen Shacabka markii Hore.
Dhanka Kale Waxaa uu Afhayeenka Howl galka ee Al-shabaab Sheegay Inay Xiligani Sl-shabab Ku Sugan yahiin magalada muqdisho Ayna Xili kasta weerarayaan xarunta Madaxtooyada.
Howl Galkii ugu danbeyey Ee Al-shabaab Ku Qaday Xarunta Madaxtooyada Vila Soomalaiya inay Qsaare Badan u geysteen.