Iyadoo Dhawaan Ay gaadheen maagalada Taariikhiga ah ee Taleex Wufuud culus oo ka socotay Maamulka Khaatumo State, Kana Digeen Markii Ugu Horaysay Garoonka diyaaradaha ee Maagalaada Taleex ( Sayid Maxamed Cabdule Xasan International Airport) Ayaa waxaanu halkan ugu soo gudbninaynaa Dhamaan Umada Soomaaliyeed ee jecel horumarka dalkooda Barnaamij Dhinacyo badan oo dhaxal gal Ah..
Waa horuumar lataaban Karo lagana kaaftoomayo ddadkale maanshaa alaah
Woooooow maansha allaah waxaan dhagays tey barmaajikan qimaha badan iyo hadalkii madaxweyn naha khaatumo state iyo qudbadihii cuqaasha iyo wax garadka beelaha reer khaatumo state waxaan ku farax san nahay in si calami ah looga soo dago Airport international Taleex iyo kuwa kale ee soocoda hadii alle idmo wan so dhaweyn nana insha allaah
Kkkkk waa wax aad iyo aad u weyn waana guul alle ina siiyay wax lugu ilaahay inta kadib waxaan dhagays tey barmaajikan qimaha badan iyo hadalkii madaxweyn naha khaatumo state iyo qudbadihii cuqaasha iyo wax garadka beelaha reer khaatumo state waxaan ku farax san nahay in si calami ah looga soo dago Airport international Taleex iyo kuwa kale ee soocoda hadii alle idmo wan so dhaweyn nana insha allaah

guul iyo gobanimo iga dheh
waa in aan aniguna kadagaa
gul laska waxkasta halaga horeysiyo inla xoreyo