Mamaulka Gobolka Hiran Ee Dowlada Soomaaliya Ayaa Ka Had lay qarax Xalay ka Dhacay degaanka lagui Magacabo Jawiil Ee Gobolka Hiran.
Maamulka Gobolka Hiiraan Ayaa Sheegay Inay bilabayaan howl galo aamaanka Lagu sugayo Iyadoona Baaburta Bunsoolka Siweyn Baadhi taan loogu samaynayo.
Gudoomiye Ku xigeenka AQmaanka Gobolka Hiran Ee dowlada Soomalaiya Axmed Inji Ayaa Sheegay Inay Al-shabaab Tirada Ugu badnaa Ku sugan yahiin Qeybo kamida gobolka Hiiraan ayna Qadayaan Dagal Looga Safaynayo Al-shabaab.
Sarakiisha Al-shabaab Ayaa La Amin San yahay Inay Xiligani ku Sugan yahiin gobolka Hiiraan,Iyadona Weeraro ku sooqada Gobolka.
Sarakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya Ayaa Sheegay Inay Qorshaha dagalka Loogu Qadayo Al-shabaab ka Qeyb galayaan ciidamada Amisom.