Warar kal duwan ayaa k asoo baxaya dagalo Udhexeya Cioidamada dowlada Iyo Kuwa Amisom Oo isku dhinaca Iyo Al-shababab Kuwa oo ka Dhacay duleedka Magalada Jowhar.
Ciidamada Militryga Soomaaliya Oo garab sanaya Kuwa Amisom Ayaa Sakam barqadii Weeraro xoogan waxay ku qadeen deegaanka Boorow Oo Ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Wararka waxay intaasi ku darayaan inay ciidamada Soomaaliya gudaha u galeen xafadaha Magalada Jowhar iyadoona Al-shabaab Isaga baxay inta Badan magalada jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Ciidamada dowlada Soomaaliya Ayaa Sheegay Inay saacadaha soo socda gudaha U galayaan magalada jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe Iyadoona Inta Badan Al-shabaab Hubkooda ka urur sadeen magaalada.
Wali lama oga wax khasaaro ah oo ka dhashay dagaal xoogan ee ka dhacay deegaanka Boorow, maadama aysan jirin goob jooga yaal ku sugan deegaankaasi saraakiisha labada dhinacna aysan wali cadayn.
Wararka ayaa sheegaya in haatan xaalku uu yahay mid degan isla markaana goobta lagu dagaalamay ay joogaan ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada ee markii horaba halkaasi weerarka ku qaaday.
Magalada jowhar Oo ka Mida goobaha Xiligani Sarakisha Al-shabab Ee ugu badnaa gabadka Ka Dhiganayan ayaa Ah Goobtii ugu danbeysey Ee Hubkooda kala baxan.
Waxayna Ciidamada Dowlada Sheegen Inay gacan ku haynta Jowhar saacadaha soo Socda xaqiijinayaan,
Hal