Waxa Magalada Cabudwaaq Ee waqooyiga Gobolka gal gaduud ka Socdey laba maalin Shir Ay Isugu imadeen Beelaha Gobolada dhxe Dega Oo Dib u Heshiisiin ahaa.
Shirkani oo Ayka Qeyb Galayeen waxgaradka Gobolada Dhexeb Ka Kala socda Ayaa looga had lay Sidii laysku dhex galin laha Bulshada wada degta Gobolka Galgaduud.
Inta Badan waxa dagaalo ka dhex Dhacaan Dadka Reer guuraga ee wada daga Gobolka galgaduud waxana Shirkani u gogol xadhaya Is Dhex Galka Bulshada.
Gudiga Qaban Qabada Ee Shirkani Ayaa Sheegay inuu wali Socdo Shirka Qodobo Muhimana Ka Soo abxeen kuwaasi Oo Bulshada Loogu talo galay.
Inta Badab bulshada reer guuraga Ayaa Isku man Dhafa Dhul daaqsimeedka Iyadoona Xiliga roobka Ku dagalamaan Dhulka Baragaha ah.