Saraakiisha Ciidamada Midowga Yurub Ee Xeebaha Soomaaliya Ayaa Sheegay Inay Xiligani Awooda Burcad badeeda Aad U yar tahay Ayna Marayaan Meel Wax laga qaban karayo,Waxayna Sheegeen Inay U Muuqdaan Arimo Badan Inay ka Hor Imadeen Burcad Badeeda.
Ciidamada NATO Ee Midowga yurub U jooga Xeenaha soomaaliya Ayaa sheegay Inay Sabab U tahay Hoos U Dhacda Afduubka Kooxaha Burcad badeeda Iyadoo Dagal Isku Mida La lagalay Ayna Maamulada Degaanada Kala Dagalameen.
Warbixinta Aysoo sareen Ciidamada Ladagalanka Midowga yurun Ayaa Sheegay Inay Intooda Badan kooxaha Burcad badeeda xarumo Waweyn Ku lahayeen deeganada maamulka Puntland lakiin Xiligani Dagal Deeganada Laga Fuliyey Weeraradoda yaradeen.
Captainka Ugu sareeya Ciidamada ladagalanka Burcad badeeda Ee Xeebaha Soomaaliya Ayaa Sheegay In sanadkani yahay Kii Ugu Afduubka Yara,waxana uu Sheegay Inay aad u Yarayd Howl Galka ay qadeen Burcada.
Waxana Sidoo Kale Midowga Yurub sheegay Inay is Badalada Dalka Soomaaliya Sigaara Dhalinta Isha Igu Hayan intooda Badana Isaga tanaa Suleen Burcad badeednimada Iyadoo Ayka Fa’idaysanayaan Fursado kale.