Akhristayaasha waxan Halkani hoose Ugu Soo Gud Binaynaa Sida Uu u Dhacay Qaraxani Xalay lagu eegtayay Xildhibaanka Yusuf Xasan.
Waxan Dhawaca Maraya Ugu yaran 20 ruux Iyadoona Hada Sarakiisha Amaanka sheegen Inay eedeynta Dusha Uga Tuarayan ciidama Amanka kenya.
