Shalay waxaa hoolka shirarka madina mall ka dhacay shir ay iskugu yimaadeen jaaliyada beesha cabdigaraad ee eats Africa taasoo uga tashanaysay aayaheeda hoose waxaaan halkaasi ay ka so saareen go, aamo aydoona lagu wado in shirar nocan oo kale ah ay ka dhacaan wadamo badan oo ay beeshu tagto.
Shirkan Nairobi ayaa waxaa suura galiyay faysal cabdi gaas oo ah madaxa haayada isha oo dhismayaal ka wado wadankii hadii ay tahay caafimaadka iyo iskoolaadka .
Go aamadii shirkii galabta ka dhacay Nairobi ee besha cabdigaraad
1:Ugu horayn waxaan si kal iyo lab ah aanu u taageersanahay shirkii ay qabsadeen beesha cali gari ahmed kaasoo lamagac baxay tawfiiq uuna shir gudoominayay garaadka beesha cabdilaahi garaad soofe .
2:: Sidoo kale beesha cabdiraagaad ayaa canbaareesay dagaalkii xudun ee duulaanka ay soo qaadeen maleeshiyaadka uu hogboodayo siilaanyo waxaan beeshu si cad uga go aan qaadatay in ay ku dhimanayaan ciidooda kana difaacayaan cadowga iyagoona ku amaanay maamulka khaatumo iyo dadka daga dagmada xudun sida wacan ay isaga caabiyeeen horgalada iyo maleeshiyaadka SNM-Ta sheegayna in ciidamada beesha cabdigaraad ay tagayaan xudun iyo goob waliba oo colaadi ka taagan tahay.
3: Beesha cabdi garaad waxaa ay si wacan u soo dhawaysay in uu furmo garoonka diyaaradaha ee magaalada taleex kaasoo ay ka dageen 4 bishan isimadii iyo wasiiradii khaatumo iyagoona ku tilmaamay in ay farxad tahay intii guri nin leeyahay maalinba aad ka dagi lahayad in aad ka tagto gurigaag sharaftuna taasi tahay.
Intaas kadib waxaa ay codsi iyo hambalyo u direen maamulka khaatumo jaaliyadaha iyo wax garadka sare ee maamulka ayagoona ka codsaday in laga shaqeeyo xoraynta iyo sidii isagana loo taabo galin lahaa garoonka buuhoodle sheegayna in go aan adag ay beel waliba ka qaadato horgalada doonayo in ay siiyaan ciida siilaanyo iyo wixii la mid ah.
Wabilaahi Tawfiiq.
Halkani Hoose sawirada Ka daawo
Warbal qayaadan eega leh xudunbanu tegeyna midho miyaa ku yaal xudun
aamu garacyohow waxba haka shegin dhubhantaha xalasha ah hadii damiirkagu dhitay adiga inan gumed ciil qaba baad tahaye khatumo waxay la waregi donta dhulkeda adna futada xabad lagaga jiidaya iyo idoorka aad ufalayso khaatumo viva guulayso