Waxa saka Degan Xafada Islii Ee Magalada nairobi Oo Xalay Qarax xoogan ka Dhacay,Iyadoona Ciidamadii uUgu Tirada badnaa Lagu soo Daadiyey.
Ciidamada Ayaa xalay howl Galo Dad Lagu Soo Qabtay Waxay ka sameyeen xafada islii Ee Soomaalida degan tahayb Iyadona Dad fara Badean Ku Soo qabtay.
Shan ruux ayaa ku geeriyootay halka sidoo kale ay ku dhaawacmeen 15-kale kuwaasi oo dhamaantood ahaa dad shacab ah kana agdhawaa masaajidka qaraxa lagu weeraray.
Dadka Ku Dhawac May Qaraxani Oo Uu Kujiro Xildhibaan laga Soo Doorto Degmada kama Kuji Yusuf Xasan Ayaa Lasheegaya Inay xaladiisa Soo hagaagayso.
Xildhibaanka Ayaa lagu Soo Waramaya Inuu Labada Lugood ka jabay Xiligana xaladiisa caafimad Lagu dabiibayo Hosbitalka.
Soomaalida Xaafada Islii Oo Baryahani cabsi daris La Noqday Ayaa Xalay Ku Seexday Cabsidii Ugu Xoganayd Iyadoona Ciidamada Baadhitaano Kasameyen Xaafadaha Kala Duwan Ee islii.
sawirada Hos Ka Daawo