Afhayeenka Ururka Al-shabaab Sheekh cali Maxamud rage (Cali Dheere ) Ayaa Shir jara’id Oo Maanta Uu Ku Qabtay Warbaahinta Afka Al-shabaab waxa uu Sheegay Inay Hadafkoodii Ku dagalamayeen gadheen.
Cali Dheereayaa Sheegay inay 10 Gobol Dalka Soomaaliya Al-shabaab ka Hir galiyeen ku Dahqanka Shareecada islamka Ayna Xiligani Amarkoodi ka Shaqeeyo.
Afhayeenka Ururka Al-shabaaab Ayaa Waxa uu Sheegay In xata Goobaha ciidamada dowlada gacanta ku Dhigeen uu ka Shaqeeyo Amarka Al-shabaab Ayna Jiraan Sida uu Sheegay shacab U taba baran isqarxinta.
”Waxan Ilahay Ugu Xamdi naqaynaa In Gobolada Xiligani Isaga tagnay aan Uga tagnay Shareecada islamka,Ayna Iyaga isku Maamulayaan Xadaf Kayagana kaasi ayuu Ahaa Ayuu Yiri Cali dheere”.
Qudbada Shirkiisa jara’id Ayaa Waxa uu Sheegay in xata Gobolada Ka Baxsan Koonfurta Soomaaliya ka Dhaqan galay Isku maamulka Shareecada islamka Iyo Diinta.
Waxa Uu Sheegay Afhayeenka al-shabaab inay jireen Gobolo aan laga Aqoon Shareecada islamka Ayna Al-shabaab Ku dadaaleen inay dadkaasi wax Baraan.
Waxan jeclan laha in laga jawabo arinta alshabab dadka utilmaman malinkay dagalka bilaben ragi hugaminayey weli way nol yihin iyaga xita halnin o isqarxiya maxalowayey iyagu janada aydadka utilmaman maraban miya midakale godane dinta muxu ugayn wayey hargaysa iyn burco jawab ayan karaba dadka somaliyed
haku mashquulin danahaaga ka raaaco hadii kale is jir
Arsinal inan lagu mashqulin ayan ku talin laha nimankas dhulka ayey kaso dhashan xita aniga habenki wankuriyoda loooooolz
Markan so qorayay xita gesaha ayan iska firinayay aniga waxan joga barawo lkn warqad man yabi donin amey jokta o arsinal laga lexda waxa layiri intadan falin kafirso isdaji ama islii ado war radinayo a lagu dhigi dona
Asc maxaa dhacay sabiir oo was ninka u handadeysaa wa iga sual
godane wuuu ugayn waayey waa lala soo dardaarmay oowaxaa layiri inta aan ictiraafa helayno dagaalka ku wad konfurta kuwa la socda gogane waa maangaan oo dadkoodii bay gumaadayaa dadkan meesha ka hadlaya waa ogyihiin in aan dhiig islaan jano lagu tagayn ninkan meesha ka hadlayaa haduusan maangaab ahayn ahaa asaga loosoo dirayaa kanka sareeya ee godane la baay muu soo hadlo
Takataka wewe sabir wehni mshenzi maxaa ladhahaa isjir wewe nanani kumamazenu kama weni al shabab joo nbi adigo kale waan garan waryaa masajidada ayad dadka kuleysan gudene iyo ali dhera xalal meyku dhalan sabir adigana kac hooyada weydii silac udhinta alle ayan idin baryey
Waa iska cadahay in Somalida dhibka lagu wado laga soo abaabulo wadamo shisheeye laakiin ilaahay waxaan ka barinay in uu dufaano iyo dhilgariir ku aaafeeyo,kuwa u shaqeeyana magaca ay rabaan hasheegteene cuduro dagdaga in ilaah uu ku rido.soo xasuuso kuwii hantida dadwaynaha inta dhacay ula cararay wadamada shisheeye oo wiilashiina khaniis ka noqdeen gabadhihii iyo naaagihiina jamaykaan ka wateen walee karbaashka ilaahay waa kulul yahay alow naga haay.