Mamaulka Puntland Ee Waqooyiga galkacayo Ayaa Eedeyn Waxa uu u jeedeyey Mamaulka Galmudug Inay Madafaiq Ku garaceen Gudaha Magalada galkacayo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Muxyidin Axmed Muse Taliye Ku Xigeen Mamaulka Puntland ayaa Sheegay In hubkii Ku Soo Dhacay xafada israac Ee Galkacayo ka danbeeyeen Mamaulka Galmudug.
Kadib Markii Masuulin Ayka Mid yahiin Gudoomiyaha Gobolka Mudug booqdeen Goobta Madafiqda Ku Soo Dhacday Ee Xafada israac Magalada Galkacayo.
Hadaba Hadalka Waxa ka Jawabey Masuulinta Mamaul goboleedka galmudug State Waxayna Sheegeen Inay Eedeyntasai Tahay Mid been Abuura uusana Maamulka galmudug wax Shqul Ku blahayn.
Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Aweys Cali Siciid ayaa Shir Jaraa,id ku Qabtay Xafiiskiisa wuxuuna sheegay in ay masuuliyinta Puntland joojiyan hadlada Colaada hurin kara oo Saxaafada ay ka sheegayan.
Isagoona Sidoo kale Sheegay In hadii dad ka Tirsan Maamulka Galmudug ka Danbeyaan Arintani Aysan Ahayn Inuu mamaulka Puntland galmudug Dusha Uga Tuuro Ayna Baadhitaan Ku samaynayaan.
Inta Badan Khilafka u Dhexeya LabadanI Maamul oo Ku Salaysan Dhulka Degaanka Gobolka Mudug Ee Labada maamul Ka wada taliyaan aya aHoray eedeyno noocani Ah isugu jeediyeen.