Waxa Baryahani Magaalada Hargiesa ka tagnaa Jahwareer Tna Iyo markii Komishinka Doorashooyinka Golaha Degaanka Ku Dhawaqeen Natiijada Codadka Laga kala helay Magalaada Hargiesa.
Wali waxa Socda eedeyn Ururkii Isaga masuulka Ka Ahaa Rabshadaha Ku Sheegay Inaysan Joojinayn rabshadaha Ay Uga Soo Horjeedaan qaabka loo Musuq Masuqay natiijada.
Koxaha Mudaharadaya Ayaa Manata Sheegay inay isugu soo Baxayaan Xaafada Axmed Dhagax Iyadoona Silanayo Ciidamadiisa Ku Amray inay layaan cida Ka danbeysa rabshadaha.
Rabshadahani ayaa U Muuqda kuwo Siisocda Xalna aan laga garin,Iyadoona komishinka Doorashada Habar jeclo wali ka hadal