Madaxweynaha dalka soomaaliya xasan sheekh maxamud ayaa maanta dalka dib ugu soo labtay kadib safaradii ugu damnbeyey ee uu ku tagey dalka turkiga oo uu mudo ku sugnaa.
Madaxweynaha soomaliya xasan sheekh maxamud ayaa markii uu ka soo dagey garoonka diyaradaha adan cade international Airport waxa uu ka waramay wixii uu kala kul may dalka Turkiga iyo waliba heshis yada ay wada galeen.
madaxweyanaha soomaaliya Xasan Sheekh maxamud Ayaa Ugu Horeayn Waxa Uu Qudbadiisa Uga Had Lay qaraxyadii Ka Dhacay Masajid Ku taala Xafada Islii Ee Magalada Nairobi Waxana uu Ugu Baaqaya Shacabka Islii Inay Nabada Ka Shaqeeyaan.
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Ayaa Siweyn Waxa uu Sheegay Inuu Uga Xun yahay Dhawaca Dhil Dhibaan Yusuf xasan Ka Soo Gaadhey Qaraxasi waxana Uu Sheegay Inuu ka Mid Ahaa Dadka Sida Weyn Ugu Ololeeya.
Waxana Uu Sheegay Inay Garab Tagan Yahiin Shacabka Kenya Cidkasta Oo ka Masuula Qaraxyadana Garab Sinayaan Isagoona Siweyn Kenya Ugu Booriyey Inay Amaankooda Sugi Karaan.
Madaxweynaha Ayaa Sheegay Inay Dowlada Turkiga Ka Wada Hadleen Sida Uga qeyn Qadayaan Dib U Dhiska Dalka Soomamliya.