Waxaa Al-jezeera wareysatay Raysal wasaaraha Ethiopia Hailemariam-Desalegn oo ay weydiisay position-ka siyaasadeed ay dowladda Ethiopia ka taagan tahay maamul u sameynta jubaland wuxuuna ku jawaabay in tahay arrin u taala dadka soomaliyeed, Kenyana ay cidna ama qabiil gaar ah la socon ayna ka mid tahay urur goboleedka Igad.
Wuxuu sheegay oo kale in ay madaxweyne Xasan Shikh ka wada hadleen arrinta Jubaland iskuna af garteen in mamul loo sameeyo.
Waxa Uu Sheegay Ra’iisal wasaraha Itoobiya Inay markasta dowlada Itoobiya is garab tagayso Maamul U samaynta gobolada.
Waxa Uu Raysal Wasaraha Itoobiya Hailemariam-Desalegn Sheegay Inat Talada Markasta ka Imanayso Shacabka soomaaliyeed ee Goboloaasi dega.
Isagoona Sheegay Inay amaanka Kala shaqeynayana Sida maamul Goboladaasi Matalaya Loogu Samayn laha.
war geeska africa markan xaaladisa waa hagaag ayay ku dhowday somalia iyo ethiobia waa is fahmen waz wada qabsi ayeena diyar u yihin … bal aan aragno kenyati meesha ay ku danbeeyan
ethopian gabdho ku dar ducufyahow marba kii
kugu niikiya aya u sacabo tuntaa ninkan urdufka ah xasan calasow la yeeyahay ee handicupka u eg hadu kismayo yimaado
waa la fara xumaynaa dameeraha uu madax
weyne u yahay masaga waay iyo ceel dher mamul ha u sameysto
ONLF iyo alshabab wax position ah kuma lahan somalia ..alshabab iyo ONLF waa argagixiso waana laga cirib tiraya dhaman geeska africa ku farax ama ka nax adaay kuu taal…