Xili Dhawaan masajidka Alhidya ee xafada Islii Lagu Weeraray Xildhibaan Yusuf xasan Uuna Dhawac ka Soo gaadhey Ayaa Waxa Ka had lay Arintaasi Sheekh Shibili Mu Adinka Masjidkaasi.
Sheekh Shibili Ayaa Sheegay Inay Ka Danbeeyaan Arintaasi dad Doonaya Inay iska Horkeenan Dadka Musliminta iyo Kiristaanka dalka Kenya Ayna Tahay Arin Aad looga Xumado.
Wuxuuna sheegay inta lahubo in dhimashadu ay tahay 5 Marxuun waxana uu sheegay in dhaawacu kow u dhafay 15. Dadka ku dhintay Qaraxaas ayaa u badan Somalia.
Mu’Adinka Ayaa Sheegay Inuu Qaraxani Ahaa Mid Loogu talo galay in Dhib badan loogu Geysto masjidka Ayna aad Uga Soo Horjeedaan Qaraxyadaasi.
Hadalka Sheekh Shibili Ayaa Imanaya Iyadoo Ay Sii Kor dahyaan Qasaraha ka Dhashay qaraxasi Waxana Aad u wanagsan xalada Xildhibaan Yusuf xasan