December 9, 2012 - Waxaa Tafaftiray warkani : khaliif -
:Daalacatay 1146
Jaaliyadda reer Khaatumo ee Bristol iyo Sheffield, UK oo waxay halkan tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii ay ka geeryootey Hooyo FAADUMO X.AXMED DEBEY oo dhowaan ku geeryootey magaalada Burco.
Haddii annu nahay jaaliyadaha kor ku xusan waxaannu ilaahay ka baryaynaa in Hooyo Faadumo jannadii Fardawsa ilaahay ka waraabiyo eheladeediina Samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN, AAMIIN.
Inaali llaahu wa inaa ilayhi raajicuun illaahay ha unaxariisto faadumo xaaji axmed debey waa ayaydaye waxaana halkan tacsida ka diraya ubadkii ay dhashay barni wade debey oo kala ah 1 haybe maxamed axmed iyo caruurtiisa malko maxamed axmed 2 caruurteeda 3 aamina maxamed axmed iyo caruurteeda 4 canbaro maxamed axmed iyo caruurteeda 5 ibraahin warsame cali shaacuur iyo caruurtiisa 6 barkhadle warsame cali shaacuur iyo caruurtiisa waxaanuna leenaha marka hore illaahay janatul firdowsa haka waraabiyo marxuumada marka xiga illaahay ubadkeedii iyo dhamaan reer debey iyo kharaabadii iyo asxaabtii kale ee ay ka baxday samir iyo iimaan haka siiyo aamiin aamiin aamiin