Fananka Da’da Yar Ee Dhax lay Codkii Abdulqaadir Jubba Ee Abdinur S. Jazz Ayaa Soo Saray Hees Cusub Oo la Magac baxday Kalsooni Heestani Oo Muqala.
Fanankani oo In Mudo Shashadaha Ka Maqna Ayaa Heesahani Dib U Soo Celinaya wana Fananka Lagu wado Inuu Dhaxlo Fanankii Weyn Abdulqaadir Jubba.
Heestani loo Lamagac Baxday Kalsooni Ayaa Ah Mid Codkeeda Uu Siweyn Ugu Soo Dhow yahay Fananka Hore.