Fanaanada farxiyo fiska ayaa durbaba si layaab leh ugu soo jawaabtay heeskii isbuucaan biloowgiisiisoo baxay ee Curad oo aay sameysay
hooyada bashiir hanuuniye oo lagu magaacabo Sureeyo.
Heeskaan farxiyo fiska aay soo qaaday maanta oo daqiiqadahaan gudahood kusoo dhacay xafiiska shabakada kobciye.com ee magaalada Cape town ayaa ka
turjumayo in lakala quustay.
Erayada aay farxiyo fiska ku catooowday ayaa waxaa kamid ah….
inaad caashaqa qadarisoo
nafteyda qiimeyn baan
qalbiga ku hestee
miyaan qalad kaa filayee
Qaribanida inanyahow
hadana qalafsanidaaye
Qumaatiruux ku jecel
qaayo kula rabo
inaad qasto gilgishoo
miyey ka qabatay
Qaadir agtiisaan
lagu qadeynee
isma qaadi kareynee
inagu kala qulquli.
fiska abaayo caloosha ayaaba na xanujisay aniga talo ahaan waxanba ku oron lahaa nin somali danba haba guursan because umaba qalantid xbbti qof la xumeeyo ,
Tan mexaa laxumeya ayadaba xumanka sameysay iyada iyo ninka furay shayadhan midan nin somali o ahlo taqwa maba gursana yaraba midakale dumarka qaati ayaba laga taganyahay
ahmed iyo nafta uron qofka walaalka muslimka ah waa la waniyaa walayaal lkn sidaan talo ahaan looma siiy walalayaal midakal kale alla waxuu kuu qadaro ma gafaysid midakal qof islaam ah lagu waaniy qof gaal ah in uu guursado
Cabaad weyn dheh wax nin somali ah guursado ma aha sababto ah nin wadad ah ayaa qabay oo caruur u dhashay markaasay banan kaga tagtay caruurti ay dhashay iyadoo islan ah ayay hada is qawisay oo tidhi wan hesaya maxa ka danbeyey aleyleh wa taas nabsigi ay ninkeda iyo caruurteada ka gashay
asc asxabta hanuunka alla haye yan lagu jesjesin maskinta anagana alle an ku xamdino m,adama u ina xafiday bismilah mashallah allahu akbar