Madaxweynaha Soomalaiya Xasan Sheekh maxamud Ayaa Siweyn Waxa Uu uga had lay ciida Mamulka U Aqoon san yahiin.
Waxa Uu Madaxweynaha Soomaaliya Sheegay Inay Xiligani Soomaliya Ka Jiraan maamul goboledyo Badan oo anan Aqoonsi ka haysan dowladii Hore.
Shuruudaha Madaxweynaha Ku Xiray Maamul Goboled Cida Loo Aqoon sanayo Ayaa ah Inay Dowlada Hos Imaado ayna Tahay Mid Ugu yaran 3 gobol gacanta Ku haysa Ayna Tahay Mid Dadka Smaysten.