Qaar ka Mida Culimada Soomaaliyeed Ee dalka Kenya Ayaa Canbareeyey Qaraxyadii Lagu Weeraray Masajidka Ku yala xafada islii Ee Soomaalida Degan Tahay.
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Ka Mida Culimada Soomaalida Ugu Waweyn dalka Kenya Ayaa Siweyn waxa Uu u Canbareyey Qaraxasi.
Shekh Umal Ayaa Sheegay Inay Ka Danbeyaan Tuug Doonaysa Inay Dhac u geysato Hantida Soomaalida Ee xafada islii Waxana Uu Sheekhu Ka Digey inay Soomaalida Hantidooda Oo Furan Isaga Cararayan
Sheekh maxamed cabdi Umal Ayaa Sheegay Inay aad uga Xun Yahiin in La Weeraro goobaha masjidada,iyo Goobaha Kanisadaha Hadii Kanisad La Weerarana Masaajidka Looga Ar Gudayo.