Waxa warar kala Duwan ka Soo baxayaan Safarkii Wafdiga Ka Tirsan dowlada soomaaliya Ku tageen magalada jowhar Ee xarunta Gobolka Shabeelada dhexe.
Safarka maanta ee masuuliyiitiintaan ayaa wuxuu ka danbeeyay ka dib markii Al-Shabaab laga saaray magaalada Jowhar oo ay la wareegeen ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM.
C/xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi Oo warbaahinta la hadlay Ayaa Ka Wra bixiyey Ujeedada safarkiisa iyo waxa Uu ka Qabanayan Gobolkaasi.
Waxa Uu wasiirka Sheegay Inay guul U tahay dowlada soomaaliya inay 3 sano kadib Tagan magaalada Jowhar Oo Al-shabaab Maamulayee.
Waxa uu wasiika Sheegay Inay Dowlada Sida ugu Dhakhso badan maamul ugu samaynayaan Magalada jowhar.