magaalada kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubada hoose Ayaa Waxa gaadhey Maanta Markabki Ugu Horeyey Oo wada raashin gargara Kaasi oo Dekada Ku Xirtay.
Markabkani oo Urarnaa ha’ayada Cunada Aduunka Ee (WFP) Ayaa raashinkani Waxa Uu U wadey In Lagaadhsiiyo Dadkii ka Barakacay Dagaaladii ka Dhacay Gobolka Jubada Hoose.
Markabkani Oo Ahaa Kii Ugu Horey Ee Wada raashin gargara Ayaa Lagu wada In Raashinkani gaasho Dhulka dadka Ku barakaceen Gobolka Jubada Hoose.
Rasaakiisha ha’ayada WPF Ee gargaarka U Qaabilsan Gobolka Jubada hoose ayaa Sheegay Inuu Marakabkani yahay Kii Ugu Horeyey Dhowr markab poo Loogu talo galay.
Magaalada Kismaayo Ayaa La Sheegay Inay dagaalada ka Dhacay Ku barakaceen Dad faro Badan Kuwaasi Oo gargar U Bahan.