waxan Inbadan Maqal Su’asha ah labada Ruux Ee Isjecel ma is eegi karan Taasi oo ah Mid Shaki badan Ku Jirey,Isla Markaasina Kala Aragti Duwanan ka Jirey.
Hadaba Anaga oo Midaasi Baadhi tana Ku Wadna Aya aWaxay Shabakada marqaan news So O gaatey xaqiqada Amuurtaasi la Xirirta.
Runti Ruux kasta Oo wax jecel Xiliga waxa Uu haysto Waa jecel yahay inuu Eego Lakiin jaceyl ka Ayaa Ka Duwan Waayo labada Ruux Ee lamanah ah ayaa jaceylkoda yahay Mid Qalbiga Ka Imanaya.
Waxana taasi keenaysa Ruuxa inuu Naftiisa Ka Dareemo Xishood badan Waayo jaceylka Ayaaba Ku Dhisan Inuu Markasta kaga danbeyo ruxa Jaceylkisa calamadaha Soo Jidanaya.
Mid kale Ayaa Jirta Oo An Inuu jaceylka badan kiisa ka Imaado eegmada labada Ruux Isku eegayaan Eegmo Naxaris Ku dhehan tahay.
hadaba baadhitaan ayaa muujinaya Inay haweenkaga kaga Badan yahiin raga Inay ka Xishoodan Lamanahooda Inay siweyn u eegi karan.
dumarka oo Caado Ahaan ka Xishood badan raga ayey Ku Adag tahay Inay sifican indhaha ugu gubaan lamanahooda.
Taasi oo Aysan nacayb ka ahyn lakiin Xishood dartii loobadanayo,walima dumarka Oo aad U jecel Inay Arkana Wajiga Lamanahooda Ugana Aragti Dheer raga.